Yaaqshiid waa [[degmo] katirsan gobolk Banaadir. waxay ku taalaa waqooyi bari ee magaalada Muqdisho.waana dagmada koowaad ee ugu baaxada weyn gobalka banaadir. Dagmadaan waxaa aas aasay Nuur Xiirey oo ah aabaha Imran waxaana la aas aasay 1985.

Yaaqshiid
يقشيد
Yaaqshiid is located in Somalia
Yaaqshiid
Yaaqshiid
waxay Yaaqshiid ku taalaa Somalia ama
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoYaaqshiid (Muqdisho)
WaaxyahaSuuq-Bacaad, beerta raaxada ee ganacsadaha imran, Tawfiiq, Fagax, Caymiska, Juungal, Jen Daa'uud iyo buula geesaale
Dowlada
 • DuqaC/weli C/laahi Maxed Shirbow (Gudoomiyeha Degmada Yaaqshiid)
Area
67 km2 (26 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2020)
 • Dhammaan1.5m
Magac kaleRee Yaaqshiid
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10016
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka
E-mail dc.yaaqshiid@mogadishucity.net Facebook/degmadayaqshiidh.com

Inkastoo ayna jirin tirakoob rasmi ah hadana dadka degan waxaa lagu qiyaasaa 1m oo qof. Degmadan qabiil ahaan waxaa Ku badan beelaha Abgaal, Habargidir iyo sheekhaal

= Xaafadaha, Laamaha iyo Waaxaha wax ka badal

  • Carafaat
  • Towfiiq horseed iyo heegaan
  • Junugale
  • janaraala daaudd
  • cali caarif
  • tookyadda yaaqshiid
  • Ceymiska
  • mahad alle
  • Ceel Tuba-weyne
  • Fagax
  • sii sii

. xaafada tookiyo

  • Suuq bacaad
  • xafada buula geesale
  • Xaafada Buulo Badarey
  • Geed qalooc
  • Afrta Darjiino
  • jiira garoob
  • ayaan daran
  • beerta raaxada ee ganacsadaha imran
  • Baar ayaan
  • siliga towfiiq
  • Waqda (Gubta)
  • Suuqa xoolaha
  • Xafada cayl Turcaye
  • xafada saxansaxo

Kaalinta Cayaaraha wax ka badal

Deggmadan waxey ka qayb gashay tartamo fara badan oo xilli ee ciyaaredka dagmoyinka gobolka Banaadir. Waxeyna dhowr gor kuguleysatay kobka dadmoyinka waxeyna kuguleysatay kalimaha kowaad iyo labad walow mesha kamarneyn kalmaha sadaxad. yaaqshiid kaalinta ciyaarah runtii lama soo koobi karo waxaa soo maray ciyaartooy waa weyn iyo kooxo aad u waayeen libaaxyadii tiinleey iyo geed qalooc iyo kooxdii aan ka dhicin ee sharma arke waxaa kaloo la iloobi karin kooxdii bishaaro muumin ee axmadeey qiyaarkeey dhanka kubada kolayga waxaa jirtay kooxdii alnaciim ee ku guulaysatay koobkii loo dhigay alaha u naxariistee cabduqaadir yaxye alnaciim waxaa hogaaminaayay gudoomiye yaasiin cabdule oo ku magac dheeraay yaasiin jeeri waxaana tababare u ahaay alaha u naxariistee tababarahii kooxda alnaciim macalnka yaaqshiid mudane cabdi dhacoob oo gacan ka gardaran dishay isaga iyo gudoomiyahii dagmadaba markii loo dhigay qarax miino alaha u naxariistee dagmada waxaa dagan reer nuur xiireey oo ka mid yahay cimraan nuur xiireey

Hoteelada wax ka badal

  • Hotel Gar-guurte
  • Hotel Bini-cali
  • Hotel Ramadan
  • Hotel Tawfiiq
  • Hotel Kaah
  • Hotel Capital
  • Hotel Golden
  • Hotel Jidah Hotel Jiinow
  • Hotel Al-Huda

Suuqyada wax ka badal

  • Suuq-bacaad
  • Suuqa Juungale
  • Suuqa Tawfiiq
  • Suuqa Mijiska
  • Suuqa Ceymiska
  • Suuqa Sanca
  • Ceelka Caaneyste

Suuqa Juungal

  • Jidka Warshadaha
  • Jidka Sodonka
  • Jidka Wadnaha

Heer kulka wax ka badal

Bisha 1 3 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 Sanad
Heerka kulka dhexdhaxaadka ee kuleelka daran (°C) 30.2 30.2 30.9 32.2 31.2 29.6 28.6 28.6 29.4 30.2 30.6 30.8 30.2
Heer kulka dhexdhexaadka ah ee kuleelka hoose (°C) 23.0 23.4 24.9 25.6 24.9 23.7 23.1 23.0 23.4 24.3 24.2 23.5 23.9
اRoobab (mm) 0 0 8 61,74 61,66 82,88 64,64 44,2 25,74 32,9 42,76 9,44 492,8


Xuduuda degmada wax ka badal

{{Jiho

|Bari = Kaaraan |Woqooyi Galbeed = Dayniile |Koofur = Shibis iyo bondhere |Woqooyi Bari = Huriwaa |Galbeed = Wardhiigley

= Goobaha wax barashada wax ka badal

Zahruuja primary and secondary school 

Waxaa la aas aasay 28-4-2021

Waxuu ku yaala dagmada yaaqshiid kasoo

Hor jeed ka saldhiga yaaqshiid

   ==     Mahad  naq    ==

Alle ayaa mahad leh oo inoo fududeyay

Dhismaha iskuulka iyo milkiilaha iskuul

Ka mrs zahra Ahmed hassan oo bixisay

Lacag gaareysa 7800% dollar waxayna

Ku bixisay dhismaha iskuulka iskuul

Kuna ayada ayaa loogu magac daray

Is qorista way socotaa wali iskuulkuna

Waa lacag la’aan waxaad noogu soo

Hagaagi kartaa Number : 0613487537

Xarumaha Dawladda wax ka badal

masaajidda


  • Saldhiga dagmada yaaqshiid
  • Xarunta degmada yaaqshiid
  • Xarunta laanta Tawfiiq
  • xarunta laanta suuqa towfiiq
  • xarunta telefeshinka qaranka
  • Dhismaha Maaliyadda
  • xaruntii ceemiska
  • Xarunta Xanaanada Xoolaha
  • Warshadda Baastada
  • Warshadda Dayac-tirka
  • Warshadda Dacaska
  • Banaadir Printing Centre waxay ahayd Madbacad, Intii u dhaxaysa 2000-2002 waxaa ku yaalay Idaacad ku hadli jirtay Afka Dawladdii C/qaasim Salaad Xasan

Isgaarsiinta wax ka badal

=OLOMBIG
          
  • HORMUUD
  • TELEKOM
  • NETIONLINKki
  • SEMAFONE
  • ORBIT

Xawaaladaha wax ka badal

  • TAWAKAL
  • OLOMBIK
  • MUSTAQBAL
  • SAHAL
  • Taaj
  • Jubba Express
  • EAGLE PRINT SOLUTIONS

Madbacada Boorarka Eagle

Goobaha Internetka xafiiska wax ka badal

  • camuudi
  • Dirac Internet Cafe
  • tabaarak wireless
  • GLOBOL
  • BAQDAAD

imran khan wireless

  • CAMUUDI
  • Aabal