Kaaraan
Fiiro gaar ah: Maqaalkan wuxuu u baahan yahay in si cilmiyeysan oo habaysan loo qoro. Fadlan dib habayn ku samee maqaalkan. Dadka cuqdada qaba ha ogaadaan Kaaraan waa Degmo ee qaabiil ma'aha. Degma naceeb waa cuqdad |
Degmada Kaaraan waa degmo ka tirsan Degmooyinka Gobolka van gureey kuna taala dhinaca waqooyi ee mgaalada Muqdisho, waagii hore waxaa loo aqoon jiray Kaambo loojo, waxa ayna ka kooban tahay afar xaafadood,waana mid ka mid ah degmooyinka ugu baaxadda wayn gobolka Banaadir uguna dadka badan, waxeyna deris la tahay degmooyinka kala ah, cabdicasis,Shibis,Yaaqshiid,Huriwaa,warshiikh, iyo badweynta hindiya si aad wax badan uga ogaato Fadlan Nagu soo booqo Facebook Page ka ee https://www.facebook.com/daahirmaxmuud.nuur.37
Kaaraan Karan | |
---|---|
كاران | |
File:Kaaraan11.png | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Kaaraan (Muqdisho) |
Waaxyaha | : Faanoole, Jabuuti, Wajeer iyo Nageyle |
Dowlada | |
• Duqa | mr shiine (Gudoomiyjeha Degmada Kaaraan) |
Area | 12 km2 (5 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2020) | |
• Dhammaan | 900k |
Magac kale | Ree kaaraan |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10012 |
Thiinada Tel | Hortel 64, Telecom 21 Nationlink 43 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Kaaraan.com |
Halkudhigeed waa karbuuno mugdi waa u kaah, kaaraane dadka waa u keyd,
wax ka badalWAAXAHA
wax ka badal- Faanoole ZONA
- Jabuuti ZONA
- Nageyle ZONA
- Wajeer ZONA
- jamuuriya ZONA
- Rashiid ZoNA6
Xaafadaha
wax ka badalBuulo Recey, Ciyaal Jardiin, Qawaaji, Alshareeca [ex siliga], Mariino, Buurka Diikow, Heegan, Arjantiin, Jamhuuriya, Xaajiyo culumo, Tookiyo,school Godeey, Jiirada., buulo maaxay, xerka dheere, Lafwayn, Sheekh Cali Cabdulle, Buulo Arjaantin, Buulo cali gaaf, xaafadda garboole, cali geedi , macallin yuusuf , faay caato,ciyaal faroole, xaafadda telefishinka, ceelka maxaadeey, xaafada siisii,xaafadda khawaaji, irshaad,Xaafada kaabaloja.
Dugsiyada
wax ka badalKuwii hore
- Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Aadan Cadde
- Dugsiga hoose Dhexe ee Kaaraan
- Dugsiga Sare ee Maxamuud axmed Cali
- Dugsiga Hoose Dhexe ee Godeey
Kuwa Cusub
wax ka badal- Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Zaki
- Dugsiga hoose Dhexe Iyo Sare ee Mucaad Bin Jabal
- Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Daadihiye
- Dugsiga Hoose Dhexe ee Alshacab
- Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Global
- Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee albayan
- Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Banadir Zone
- Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-nasiib
- Dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee Al-ansaar
- Dugsuga Hoose Dhexe iyo sare eeal muxaram
- Dugsuga Hoose Dhexe iyo sare ee Daalo
- Dugsiga Hoose Dhexe iyo sare ee Jamhuriya
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee Al-bashar
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee kacab binu maalik
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee al-masiir
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee daarul-caalin
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee amjad
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee Haaruun al-rashiid
- Dugsiga hoose dhexe & sare ee Nagayle
Masaajidyada
wax ka badal- Masjidka Cali Geedi
- Masjidka xaaji yaasiin Cali Gabayre
- Masaajidka Sheekh Maxamuud Godane.
- Masjidka Ibn Cabaas
- Masjidka İrshaad
- Masjidka Maana Xamsata
- masjidka maxamed sheekh cali
- masjidka mugdi maguure
- masjidka seylici
- Masjidka Sheekh Maxamad suufi
- Masjidka Sheekh Axmed Xaaji
- Masjidka (Suuqa arjantin) *Masjidka Macallin Nuur Maxa'ed Siyaad
- Masjidja Sheekh Muxudiin Celi
- Masjidka sheekh muumin
- Masjidul Taqwa
- Masjidka Xaajiyo Culumo
- Masjidka Xaaji Yusuf (weyne)
- Masjidka Xabbad Tafad
- Masjidka Maxamed cosoble
- Masjidka Dabaqaynka Arjantiin
- Masjidka shiikh cali cabdulle
- Masjidka shiikh C/laahi mataaney
- Masjidka shiikh cabduqaadir.
- Masjidka buulo racey
- Masjidka garboole
- Masjidka macallin yuusuf
- Masjidka akhwaanka
- Masjidka sarifka kaaraan
- Masjidka degmadda kaaraan
- Masjidka al qudus
- Masjidka bilaal
Dugsiyada quraanka
wax ka badalDugsiga "AUN" Moalim Abukar Ow Hassan Nor "DABAGOOYE"
- Dugsiga Macallin Abuukar Axmed Nuur Jiisow
- Dugsiga Macalin Yuusuf Cali Naxar
- Dugsiga macalin daauud xasan maalin[ talfashinka. ceelka aadan cabaadow
- Dugsiga Macalin Muuse Nuur Afrax
- Dugsiga Macalin Cali
- Dugsiga Macalin Cilmi
- Dugsiga Macalin Gacmeey
- Dugsiga Macalin Xasan Gaatamow
- Dugsiga macalin cabdulaahi madobe
- Dugsisa macalin MUXUMAD Maxaa Sangaab[ Xafada arjantiin] {Aqabka}
- Dugsiga macallin Axmed Xasan Cadaawe
- Dugsiga Macalin Cajaa'ib
- Dugsiga Macalin Xuseen Dable
- Dugsiga Macalin Xuseen Juule
- Dugsiga Macalin Cumar Dhaarte AUN
- Dugsiga Macalin Abuukar Xalwada
- dugsiga m. cadulahi is man juuq yard talfashinka
- Dugsiga macalin cabdulaahi qawoowe
- Dugsiga macalin cabdulaahi maxamed xasan (AUN macalin maareeye xafad nageyle)
- dugsiga macalin axmed xasan calasow
dugsiga macalin xuseen gaaboow
*Dugsiga macalin cumar axmed
- Dugsiga macalin Yuusuf dugsiga Maxamed Yebarow dugsiga macali axmed xasan calasow
Dugsiga macalin muxudiin sheekh cabdullaahi
- Dugsiga maclin maxmuud faarax (maclin faaraxeey) xaafada irshaad.
Saldhig
wax ka badalSaldhiga Booliska ee Degmada kaaraan waxa Kaloo kaaraan ay caan ku tahay shirkadii pepsi ga iyo cocacola garoonka ugu caansan degmada waa garoonka qoob doore iyo garoomo kale oo fara badan haka reebin xeebta liido oo jimca kasto loo damashaad tago degamada waxey caan ku tahay sportiga dhan kasto ow ahaado dhanka oradka iyo kubada cagta kubada kolayga boodada dheer dabaasha iwm.
==== Xarunta degmada Kaaraan
Laanta
wax ka badalBoosto
wax ka badalXarunta Boostada ee Degmada Kaaraan
Isbitaalada
wax ka badal- Keysaneey
- Forlanini Ex-Laansareeti
- caawiye hospital
- Kaaraan specialist hospital
- umma hospital
==== Shineemooyinka shineemo xuumey Shineemo tukiyo
====
- Shineemo Sanca
- Shineemo Liibaan
- Shineemo Mowliid
- Shineemo Baraan
- Shineemada dabaqa
- Shineemada carfaaye
- Shaneemo calisaney
- Shaneemo xalimihite
- Shaleemo Mahad Xaayoow Siisii
Ciyaaraha Degmada
wax ka badalKaaraan waa degmo isboorti waxaa ku yaalla garoomo xaafadeed caan ka ah guud ahaan Xamar sida.
- Qoobdooro
- Faadnotooxoow
- Injiga
- Salaxyada pepsi cola
- Godeey
- Garoonka Iskool Maxamuud Axmed Cali
- Barxadaha Boorreey
- Barxadaha Xeebta Badda [ sansiiriyo ]
- Baraxadaha Carra guduudda.
Degmada waxay lahayd kooxo caan ah oo soo saaray ciyaartooy magac iyo maamuusba ku yeeshay guud ahaan isboortiga Soomaaliya, waxaana aka mid ahaa Faynuus, Wajeer, Karaama, iyo khawaaji iyo Jabuutti.
Hoteello
wax ka badal- Lafweyn
- Jiddah
- Hotel qawaaji
Baarar
wax ka badal- baar mahad feeroole
- baar feeynuus
- iyo kuwo kale
- Baar CilmiJuuni
- Baar Yaabisdiid
- Baar Faa Caato Ama karaama
- Baar fashion 1 iyo 2
Laamiyada
wax ka badal- Jidka Wadnaha
- Jidka Mirinaayo.
- Jidka kaaraan
- Ala magan
- jidka xaaji kadare
Isgoysyada
wax ka badal- Isgoyska Jamhuuriyo
- Isgoyska Kaaraan(jiiro wacbuudhan)
- Isgoyska Mariina
- Isgoyska sanco
- isgoyska fagax (lafweyn)
Bad
wax ka badal- Badweynta Hindiya waxeyna leedahay Xeebta sugunto liido aad u dheer xafada deelka
Garoomadda Kubadda Cagta
wax ka badal1 Garoonka Kubadda Cagta ee Qoobdoore 2 garooman yar yar o fustal ahaan lagu cayaaro 3 garoonka maxamud ahmed ali 4 garoonka qawaaji 5 garoonka abdi cade
=Suuqyada degmada
wax ka badal- Suuqa Arjantiin
- Suuqa kaaraan
- Suuqa Sanca
- Suuqa jamhuuriya cali geedi
- Suuqa buula maaxay
- Suuqa xoolaha xirka dheere
Goobaha caanka ah
wax ka badal= Xaruntii TVga Qaranka
wax ka badalKeydkii rashinka Injiga
wax ka badalKaalmihii shidaalka
wax ka badal==== Waaskadii Biyaha ==== .