Keysaneey
Keysaneey waa isbitaal caan ah oo ku yaala Degmada Kaaraan, kaas oo wax u qabta dadka soomaaliyeed ee dhibaateysan markii hore wuxuu ahaan jiray xabsi waxaana isbitaal loo bedelay kadib markii ay burburtay xukuumadii dhexe ee Soomaaliya isbitaalkani wuxuu faa'iido weyn u noqday dadkii ku waxyooloobay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Cusbitaalka Keysaneey | |
---|---|
File:Keysaney.jpg | |
Juqraaji | |
Barta | Muqdisho, Banaadir, Somalia |
Coordinates | 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°ECoordinates: 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°E |
Hayadda | |
Faya-Dhowrka | Mid Guud |
Nuuca Isbitaalka | Pediatric, Teaching, Specialist, Research |
Shaqada | |
Gargaarka Degdegga | Haa |
Heerka | Lama hayo heer caalami ah |
Taariikh | |
La aas aasay | 1993 |