Kubadda Cagta
Kubadda Cagta (Af Ingiriis : Football ama Soccer; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano banooni waa isbortiga ugu caansan caalamka, waxeena ka midtahay ciyaaraha tan ugu duqsan caalamka.Kubada Cagta waxaa laga yaqaanaa caalamka oo dhan, waxaana la ciyaari jiray qarni aad u dheer.Kubada Cagta waxaa loo ciyaaraa koox koox oo ka kooban 11 ciyaaryahan, waxeena isticmaalayaan banooni ama kubad oo koox kasto iska difaaceeyso in gool laga dhaliyo. Kox walbo waxee leedahay goolhaaye oo ah kan banooniga qabanaayo. kubada cagta ama banooniga waxa la asaasay 1409 erayga soccer waxay America ubixisay sanadkii 1486 qayaas ahan waxa dawada ama ciyaara 3,5 milyardia wuxuu aad ugu caansanyahay cubada cagta yurub, america,africa iyo qayba kamida Asia warse
- FIFA ayaa maamusho kubada cagta weel walbo oo adhuun ka kamid ah.
- Waxaa jira qaanuun ey leedhahay FIFA, karka jaalaha iyo kaarka casiinka. Kaarka casiinka ciyaaryahanka marki lasiiyo banaanka ayaa loosoo saaraa, midkaa jaalaha waa digniin.
Ururka maamula | FIFA |
---|---|
Markii ugu horeeysay | 19 December 1863, Limes Field, London, Boqortooyada Britayn[1] |
Astaamaha | |
Xubnaha | 11 qof kooxdiiba |
Warbixin | |
Wadanka | Dunida oo dhan |
Olympik ka tirsan | haa |
Tartan kale | Haa |
Xiriirka kubada cagta
wax ka badalSidoo kale fiiri
wax ka badal- Kubadda Koleyga
- Kubadda Gacanta