Category:Kimisteri
Kimistarigu waa laan kamid ah laamaha sayniska taasoo ku saabsan barshada maatarka iyo isbadalada ku dhaca. Waxaa inta badan lagu tilmaamaa kimistrigu inuu yahay laanta saldhiga u ah sayniska maxaa yeelay barashada cilmiga Kimistariga waxay muhiim u tahay ardayda baranaysa cilmiyada Bayolojiga, Fiisigiska, Geolijiga iyo Ecolojiga. Kimistari la’aan biniaadamku horumar kama sameeyeen soosaarista Kombiyutrada, Korontada, Baabuurta iyo waxyaalaha kale ee daruuriga u ah nolosha binii’aadama
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Chemistry. |
Qeybaha hoose
Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.
B
Bogagga ku jira qeybta "Kimisteri"
waxaa meeshaan ku jira 58 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 58 gud ahaan.