Transitional Metals

Marka lagu gudo jiro cilmiga Kimisteriga, Transitional Metalsku waxay leeyihiin labo macno:

  • Qeexida waafaqsan (IUPAC)[1] waxay ku sheegtay in transitional metal ay yihiin curiye kimiko kuwaas oo qolofka elektaroonadoodu aanu dhamaystirneyn ama kuwo leh atom qolofka bu'diisu leedahay elektaroono kala dhantaalan[2].

Guruubka d-block tirada atomka curiyuhu waxay u dhaxeysaa 1 ilaa 10 elektaroono d ah[4][5].

Guruubyada 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12
Heerka 4aad Sc 21 Ti 22 V 23 Cr 24 Mn 25 Fe 26 Co 27 Ni 28 Cu 29 Zn 30
Heerka 5aad Y 39 Zr 40 Nb 41 Mo 42 Tc 43 Ru 44 Rh 45 Pd 46 Ag 47 Cd 48
Heerka 6aad * 57–71 Hf 72 Ta 73 W 74 Re 75 Os 76 Ir 77 Pt 78 Au 79 Hg 80
Heerka 7aad ** 89–103 Rf 104 Db 105 Sg 106 Bh 107 Hs 108 Mt 109 Ds 110 Rg 111 Cn 112


Xigasho wax ka badal

  1. IUPAC, Compendium of Chemical Terminology, 2nd ed. (the "Gold Book") (1997). Online corrected version:  (2006–) "transition element".
  2. Bury, C. R. J. Amer. Chem. Soc. 43 (7): 1602–1609. doi:10.1021/ja01440a023.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Jensen
  4. Petrucci, R. H. et al. (2002), “General Chemistry”, 8th edn, Prentice-Hall, pp. 49–50, 951
  5. Miessler, G. L. and Tarr, D. A. (1999) “Inorganic Chemistry”, 2nd edn, Prentice-Hall, p. 16