Heerka 4aad ee Diwaanka Curiye waa laynka 4aad ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Safkan 4aad waxaa ku jira 18 curiye taas oo ku bilaabanta Botashiyaam (K) kuna dhamaata Kiribtoon (Kr).