D-Block

D-blockta ku jirta Diiwaanka Curiye waa curiyeyaasha ku jira 9ka guruub ee ka bilaabma guruubka 3aad ilaa guruubka 12aad[1][2]. Curiyeyaasha d-block waxaa sidoo kale loo yaqaanaa Transitional Metal[3].

D-block curiyayaasha ku jira waxay leeyihiin tiro atomik[1] ka bilaabanta s2d1 (Guruub 3) ilaa s2d10 (Guruub 12). Tusaale ahaan, Cr waa s1d5 (ma ahan s2d4); sidoo kale, birta Guruubka 11waxay noqonayaan s1d10 (ma ahan s2d9), taasi oo dhamaystireysa qolofka-d (d-subshell) ee Guruubka 11aad[2][4].


Xigasho wax ka badal

  1. 1.0 1.1 R.H. Petrucci, W.S. Harwood and F.G. Herring “General Chemistry” (8th ed, Prentice-Hall 2002), p.341-2
  2. 2.0 2.1 C.E. Housecroft and A.G. Sharpe “Inorganic Chemistry” (2nd ed, Pearson Prentice-Hall 2005), p..20-21
  3. Jensen, William B. Journal of Chemical Education (PDF). 80 (8): 952–961. Bibcode:2003JChEd..80..952J. doi:10.1021/ed080p952 http://www.uv.es/~borrasj/ingenieria_web/temas/tema_1/lecturas_comp/p952.pdf.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. F.A. Cotton and G. Wilkinson “Advanced Inorganic Chemistry” (5th ed, John Wiley 1988) p.625