Heerka 5aad ee Diwaanka Curiye waa laynka 5aad ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Safkan 5aad waxaa ku jira 18 curiye taas oo ku bilaabanta Rubiidhiyaam (Rd) kuna dhamaata Siinoon (Xe).