Heerka 7aad ee Diwaanka Curiye waa laynka 7aad ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Safkan 7aad waxaa ku jira 32 curiye taas oo ku bilaabanta Faransiyaam (Fr) kuna dhamaata Ununtriyaam (Uut).