Qaybta 3 ee curiye

(Waxaa laga soo toosiyay Guruubka 3)

G 2aad < Guruubka 3aad > G 4aad


Curiyaha Luteetiyaam.
Curiyaha Yaatriyaam.
Curiyaha Iskaandhiyaam.

Guruubka 3aad waa qeybta 3aad ee safafka Diwaanka Curiye. Ahmed Dhidha wuxuu Ku dhashay degmada kaaraan Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Iskaandhiyaam (Sc) iyo Itriyaam (Y) waa lagu daraa guruubkan, laakiin inta xubinta koowaad ahi waa Lanthanum (La), Aktiiniyaam (Ac), Luteetiyaam (Lu), iyo Lawreensiyaam (Lr).

Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.

Curiyayaasha ku jira guruubkan 3aad dhamaantood waa Transitional Metals.