Caabuq
Caabuqa Malaariya
Kala soocida cilmiga ah
Xukun: Bakteriya
Woese et al., 1990[1]
Asalka[2]
  • Gram Bakteri
  • Dulinka
  • Fungal
  • Prion
  • La aqoon / Ilaa hada macluumad lahayn
Eray la mid ah

Eubacteria [3]

Caabuq (Af Ingiriis : infection) waa duulaan ka yimid nafleyda yaryar ee cudurley ah iyo balaadhsigood marka ay jirka soo galaan.

Talaalooyin iyo dawooyin fara badan ayaa jira ee caabuq lagu dawayn karo, sida talaalka antibiotiks, talaalka antiviral, talaalka antifungal, talaalka antiprotozoal, iyo talaalka antihelminthik. Cudurada ee caabuqa ah waxay midha-dhaleen dhimasho tiradooda gaadhaysa 9.2 milyan qof ee lagu qiyaasay sanadka 2013. [4][5]

  1. Qoraalo xigasho ah, 1990
  2. http://www.ncbi.nlm.nih.gov/Taxonomy/Browser/wwwtax.cgi?mode=Undef&id=2&lvl=3&lin=f&keep=1&srchmode=1&unlock. Soo qaatay 10 September 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Woese & Fox, 1977
  4. "Infectious Disease, Internal Medicine". Association of American Medical Colleges. Archived from the original on 2015-02-06. Retrieved 2015-08-20. Infectious disease is the subspecialty of internal medicine dealing with the diagnosis and treatment of communicable diseases of all types, in all organs, and in all ages of patients.
  5. Hosainzadegan H, Khalilov R, Gholizadeh P (February 2020). "The necessity to revise Koch's postulates and its application to infectious and non-infectious diseases: a mini-review". European Journal of Clinical Microbiology & Infectious Diseases. 39 (2): 215–218. doi:10.1007/s10096-019-03681-1. PMID 31440916. S2CID 201283277.