Saliid (Af Ingiriis : Oil ,Af Carabi : ar‎) waa isku dhisyo dareere ah oo laga helo dhirta, xayawaanka iyo dhulka hoostiisa.

Waxaa jira noocyo badan oo Saliid ah. Tusaale ahaan, Saliida laga sameeyo dhirta oo loo isticmaalo cuntada IWM. Saliida xoolaha ooy ka mid yihiin Subaga iyo Badhida. Iyo Saliida dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa taas oo laga sameeyo shidaal IWM.

Jaadadka Saliida

wax ka badal

Saliidaha Cuntada

wax ka badal
  • saliida qumbaha
  • saliida geed timireedka
  • saliida gabad dayahay
  • saliida miraha qaraha iyo bocorka
  • saliida saytuunka
  • saliida lawska
  • saliidagaleyda
  • Saliid macasarada


Saliida shidaalka

wax ka badal
  • saliid siyaabo badan loo isticmaalo
  • saliid aan la cuni karin shidaal ahaanna loo adeegsado



saliida aashitada

wax ka badal

waa mida laga helo miraha aashitada leh sida liinta burtuqaalka iyo liin dhanaanta waxaa laga sameeya cadarka.