Suug ama Zuu (Af Ingiriis : ZU-23-2 ama  ZU-23) waa Qori ka mida qoryaha lidka diyaaradaha, waxaa sameeyay Midowga sofiyet. [1]

Zuug

Soomaalida wax ka badal

Soomaalida ayaa aad u adeegsatay qorigaan Dagaaladii sokeeye iyo kuwii lala galay itoobiya. ciidamada dowlada iyo kuwa beelaha ayaa wali ku hubaysan.  inkastoo uu ahaa qori loogu talo galay lidka diyaaradaha hadana soomaalida ayaa u adeegsatay inay isku layso maadaama aysan meesha joogin wax diyaarado ah.

Tilmaan wax ka badal

Suuga ayaa waxaa uu leeyahay labo dhuumood iyo qoor dheer, waxaa rida ama gaandhariyaal labo ah, oo ku kala fadhida labo kursi, waxaa laga ridaa sheelare, wuxuu leeyaha labo isteerin oo kala ah wareeg iyo dallac iyo dajis, waxaana kala maamula labada gaandhari, xabadiida ayaa ah mid dheer, halkii cabays wuxuu qaadan karaa mid sideed labada dhinac ah,

La  gaar yahay wax ka badal

 
suug saaran gaari, bulgaariya  ZU-23-2.
  • Baaxada uu wax ka dili karo
    • Dhirir: 4.57 m (15 ft)
    • Ballac: 2.88 m (9.44 ft)
    • Joog sare: 1.22 m (4 ft)
  • Culays: 0.95 tonnes (2,094 lbs)
  • Hubayn: Labo 2A14 Afanasyev-Yakushev 23x152mm (.90 in) autocannons
  • Dhirirka barmiilka: 2 m (6.5 ft)/ 87.3  Baalooto
  • Muzzle velocity: 970 m/s (3,182 ft/s)
  • Culays baalooto: 186 g (6.27 oz)
  • Tirada xabada
    • wareega: 2,000 rounds per minute
    • Darandoori: 400 wareeg daqiiqadii
  • Muga waxtarka shaqeed : 2-2.5 km (1.24-1.55 mi)
  • wax qabadka jooga sare: 1,500-2,000 m (4,921-6,562 ft)
  • Gaandari: 2 iyo 4 cabeeye iyo kalkaaliye.

Hormarin wax ka badal

Midowga sofiyet wax ka badal

 
ZU-23-2 firing. Vitebsk, Belarus

Midowga sofiyet ayaa sameeyay iyo wadamadii ku dhex jiray kuwaasoo markii ay kala go'een sii hormariyay qorigaan. waxaana ka mida noocyadaan
ZU-23M
-.[2][3]

  • ZU-23M1 -  .[4]
    •  ZU-23/ZOM1  ZU-23/ZOM1-SM;  (ZU-23/ZOM1-1), the -PM module (ZU-23/ZOM1-2),(ZU-23/ZOM1-4).[5]

Boolaan wax ka badal

 
Star 266 mounted ZUR-23-2KG gun

Boolaan ayaa sii hormarisay qorigaa

Jeega wax ka badal

Masar wax ka badal

Filand wax ka badal

  • 23 ItK 95 .[2]
  • SAKO 23 mm/87  23 M74, the 23 M7723 M80  23 M85.[15]

Shiinaha wax ka badal

  • Type 85/YW 306 - NORINCO.[16]G-AA-01.[17] .
    • Giant Bow -Loona yaqaano Shengong (Deity Bow, 神弓). [16]
    • Giant Bow II a.k.a. Shengong-II .[16]
  • Type 87 -.[18]
    • PGZ95 - .

Iiran wax ka badal

  • Mesbah-1 -  ZU-23 mounts 2010.
  • ZU-23-6 .[19]

Adeegsadeyaasha wax ka badal

Adeegsadayaal hore wax ka badal

Sidoo kale eeg wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-27. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. 2.0 2.1 "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-06-14. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. http://testwww.janes.com/articles/International-Defence-Review-98/RUSSIA--AUTOMATIC-AIMING-FOR-ZU-23-2-LAAG.html[dead link]
  4. https://secure.flickr.com/photos/26822716@N02/2948338319/in/photostream/[dead link]
  5. https://secure.flickr.com/photos/26822716@N02/2948327015/[dead link]
  6. 6.0 6.1 6.2 6.3 6.4 (Polish) "Dwudziestkitrójki" z Tarnowa ["Twentythrees" from Tarnów] in: Nowa Technika Wojskowa Nr. 9/2010, p. 76-78
  7. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2014-04-13. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  8. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2021-10-15. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  9. http://articles.janes.com/articles/Janes-Electro-Optic-Systems/Polish-Navy-Wrobel-II-ZU-23-2MR-Poland.html
  10. http://www.punjlloyd.com/sites/default/files/pdf/Force%20April%20Issue%202012%5B1%5D.pdf
  11. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-26. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  12. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-02. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  13. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-02. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  14. http://jedsite.info/fulltrack-mike/mike-number-us/m113_series/sinai-23/sinai23.html[dead link]
  15. Kiiskinen, Pekka; Wahlman, Pasi (2003).
  16. 16.0 16.1 16.2 "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-26. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  17. International Defence Equipment Catalogue 1988-89, page II/27
  18. [1]
  19. armyrecognition.com
  20. http://china-defense.blogspot.com/2009/12/next-stop-ecuador.html
  21. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-03. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  22. http://garudamiliter.blogspot.com/2012/04/zur-23-2kg.html
  23. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2013-12-14. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  24. http://garudamiliter.blogspot.com/2012/04/giant-bow-i.html
  25. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-04-15. Soo qaatay 2016-08-01.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  26. http://www.janes.com/articles/Janes-Land-Based-Air-Defence/Zumlac-South-Africa.html