Bogga "Mongoliya" halkan ayaa laga soo toosiyay."

Coordinates: 46°N 105°E / 46°N 105°E / 46; 105

Mongolia
jamhuuriyada Mongolia
Calanka Mongolia
Calan
Astaanta Calanka
Calanka Mangooliya
[[Image:
Mongγol ulus
Монгол улс
Mongol uls|250px|center|Location of Mongolia]]
 -  Madaxweyne Tsakhiagiin Elbegdor
 -  madaxwayne kuxigeen Sükhbaataryn Batbold
Ka xoroobey Gumeystihii Shiinaha 
 -  Taariikhda 26 Juun, 1960 
Area
 -  Total 1,564,115.75 km2 (19th) km² 
68000 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.6
Cadadka Dadka
 -  2008 qiyaas 2,754,685[3] 03 
Wakhtiga (UTC+7 to +8[6][7][8]) 

Mongoliya (Afka Mangoliyaan: Монгол Улс/Mongol Uls) waa dawlad kutaala bariga badhtamaha aasiya waxa ay u dhaxaysaa wadamada Ruush iyo Shiinaha waxaana u caasimada magaalada Ulan Bator waxa ay kujirataa meel xidhan mana laha wax dakada amaba meelna bad ugama dhawa.mangoliya waxa gumaysanaysay waedanka shiinaha intii u dhaxaysay 1691 ilaa 1911 kadib waxa gacanta kudhigay wadankii Midowga Sofiyet 1919 ilaa 1929 kadib waxa ay madaxbanaani qaadatay sanadii 1929 laakiin waxa ay kuxidhnayd midawgii saofiyet ilaa intii uu kadhacay 1990.mangoliya waxa lagaga hadlaa luqada rasmiga ha ee wadanka oo looyaqaano Lahalah luqada ugu isticmaalka badani waa luqada ruushka.


Dhulka iyo dadka

wax ka badal

masaafada wadanka mangooliya waxa aygaadhaysaa 1,565,000 kiiloo mitir oo isskuwareeg ah waana wadan aad uwayn. laakiin dadka kunool mangooliya marka looeegoo wadankooda oo aad iyo aad uwayn iyagu waxa ay gaadhayaan sadax milyan oo qof waana dad aad uyar.

 
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: