Qori

Aalad loo diyaariyay inaay ganto rasaasta

Quri, Qoray ama Bunduq (Reer aw xasan waa beel kamid ah‎, Af Ingiriis : Firearm) waa qori ama biskoolada iyo wax walboo ay ka dhacdo rasaasta wax disha, wuxuu hal mar ridi karaa xabad iyo ka badan, waxaa loo adeegsadaa dagaalada iyo iska hor imaadyada, waxaa hubka la adeegsado ugu caansan AK-47 waxaa lagu sameeyay ruushka waxaana loo iib geeyaa oo haysta dowladaha caalamka badankood.

Askari oo qori leh, rasaas ka duulayo