Masar

(Waxaa laga soo toosiyay Egypt)

Coordinates: 26°N 30°E / 26°N 30°E / 26; 30

Jamhuuriyadda Masar ee Carabta
جمهورية مصر العربية
Calanka Masar Astaannta Qaranka ee Masar
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Bilaadi, Bilaadi, Bilaadi
Caasimada Qaahiro
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi
 -  Madaxweyne
 -  Ra'iisul wasaare:
Ka xoroobey Gumeystihii Ingiriiska 
 -  Taariikhda 28 Febraayo, 1922 
Area
 -  Total ,002,450 km2 km² 
387,048 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) 0.632
Cadadka Dadka
 -  2017 est* qiyaas 99,780,000 2 
GDP (nominal) 2022 estimate
 -  Total $435 Billion 
 -  Per capita $22,550 
Lacagta Egyptian pound
Wakhtiga Samar (DST) 

w:ar:مصر w:arc:ܡܨܪܝܢ Masar (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Egypt) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Masar ee Carabta, جمهورية مصر العربية waa wadan ku yaalo Woqooyiga Afrika, wadankaan waxee leedahay buundo dhulka ah oo la dhoho Siinaa, waxeena isku xirta afrika iyo aasiya. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Libiya, Suudaan, Falastiin iyo Israaiil, Dhinaca woqooyi neh waxaa kaga dhegan Bada dhexe, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhegan Bada cas, Caasimada wadanka waa Qaahiro. Masar waxee ka midtahay wadamada ee ku noolyihiin dad aad u badan marka la fiiriyo wadamada afrika. Wadankaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 79,089,650 oo qof (dad tiriskii 2010), Dadka badankooda waxee degan yihiin magaalo yaasha waaweyn gaar ahaan meelaha oo wabiga Niil maro. dhinaca kale masar waxee leedahay dhul saxaaro oo aad u weyn, meelahaas neh dad badan ma degeno.Masaarida sxiibo fiican ayee la ahaan jireen madaxda somalida. Masar waxee ka midtahay wadamada aadka u duqsan, waxeena leedahay taariikh aad dheer. Wadankaan waxaa markiisa hore xukumi jiray boqortooyo, waxaana lagu yaqaanaa ama ee caan ku tahay Mudulada sadax geeska ah oo lagu magacaabo afka ingriiska (Pyramids), waxeena ku yaalaan magaalada Gisa. Muduladaan sadax geeska ah waxaa la dhisay kumanaan sano kahor, waxaana dhisay adooman oo markaas boqortooyada masar lahaan jirtay. Masar waxee leedahay waxyaabo badan oo taariikhi ah oo lala yaabo. wadanka masar waxee ka midtahay wadamada gumeestaha yurubiyaanka ee qabsadeen. Masar waa qayb ka mid ah waqooyiga africa oo leh dalal dalxiis ah oo ka mid ah Algeria, Tunisia, Libya, & Morocco.

.[1].

USS America 1981 Sanad Kanaalka Suweys
Giza Pyramids
Buurta Siinay. Israaʼiil waxay teendhooyin ka dhisteen Buurta Siinay oo Yehowah axdi buu iyaga la dhigtay[2]

Magac wax ka badal

Misrayim wuxuu ahaa farcankii qabiilooyinka Masar (sidoo kale qaar ka mid ah qabiilooyinka aan Masar ahayn), magacana wuxuu la mid ahaa Masar. (Kaasu wuxuu ahaa kii labaad oo wiilashii Xaam: „Wiilashii Xaamna waxay ahaayeen Kuush, iyo Misrayim, iyo Fuud, iyo Kancaan.” Kitaabka quduska, Bilowgii 10:6) Haddaba, erayga “Masar” ee tarjumaadaha Ingiriisiga wuxuu dhab ahaan u tarjumaa Cibraaniga Mits·raʹyim (ama Ma·tsohrʹ dhowr xaaladood). Kiniinnada Amarna, oo la qoray nuskii hore ee kunnigii labaad ee B.C.E., waxay Masar u tixraacaan Misri, oo la mid ah magaca Carabiga casriga ah ee dhulka (Misr)

Xubin wax ka badal

Waddanmaha Le Deggan Maszridda wax ka badal

"Qaahira"



  •   China; P.R.C.:• 4500+:

[3].:• [4].:•

Taariikh masar wax ka badal

Maggaloyiinka wax ka badal

Xubin wax ka badal



Hadhaarada Masseyridha.!!’ wax ka badal

 
Abdul Fatah al-Sisi, President vanaf Juni:2014&2019.:•2020&25
 
... Lo flum Nil a Loxòr...
 
...Estatua faraonica al Temple de Loxòr...
File:EgyptAir Cargo logo.png
 
... Temple de Loxòr: estatuas colossalas de Ramsés II...
 
masar beeraha
 
Sharm el-Sheikh

Wadanka masar Marka Hore Dadka Asalkoodi Waxay Ahayeen Somali Madaxwene Ay DUNIDA uGU jECLAYEEN Wuxuu Ahaa Siyaad Barre waxaa la carbeeyay sanadka marka oo ahaa 639kii, waa markii oo wadanka soo galay qoomiyado carab ah, isla markaas neh dadka masaarida ee bareen luqada af carabiga iyo diinta islaamka, sanadka marka oo ahaa 969kii wadanka waxaa qabsaday shiicada, isla markaas neh waxee sameeyeen wadanka masar, caasimadooda neh waxee ka dhigteen qaahiro. wadankaan waxoo jiray ilaa sanadka marka oo ahaa 1171. Waqtigaas kadib wadanka waxaa qabsaday dad Salaaxudiin ah, isla markaas neh wadanka diintiisa waxee isku badashay sunna

 
Una scena di transumanza
Egyptian governorates[5]
No. on
map
Name Area (km2) Population (2015) Population density (2015) Capital
01 Qaahiro 70033085000000000003,085 70069655000000000009,655,000 70033009000000000003,009 El Qahirah
02 Alexandria 70032300000000000002,300 70064812186000000004,812,186 70032092000000000002,092 Alexandria
27 Aswan 700462726000000000062,726 70061431488000000001,431,488 700123000000000000023 Aswan
22 Asyut 700425926000000000025,926 70064245215000000004,245,215 7002164000000000000164 Asyut
03 Beheira 70039826000000000009,826 70065804262000000005,804,262 7002591000000000000591 Damanhur
19 Beni Suef 700410954000000000010,954 70062856812000000002,856,812 7002261000000000000261 Beni Suef
16 Cairo 70033085000000000003,085 70069278441000000009,278,441 70033008000000000003,008 Cairo
05 Dakahlia 70033538000000000003,538 70065949001000000005,949,001 70031681000000000001,681 Mansoura
06 Damietta 7002910000000000000910 70061330843000000001,330,843 70031462000000000001,462 Damietta
15 Faiyum 70036068000000000006,068 70063170150000000003,170,150 7002522000000000000522 Faiyum
09 Gharbia 70031942000000000001,942 70064751865000000004,751,865 70032447000000000002,447 Tanta
14 Giza 700413184000000000013,184 70067585115000000007,585,115 7002575000000000000575 Giza
13 Ismailia 70035067000000000005,067 70061178641000000001,178,641 7002233000000000000233 Ismailia
04 Kafr El Sheikh 70033467000000000003,467 70063172753000000003,172,753 7002915000000000000915 Kafr El Sheikh
26 Luxor 55 70061147058000000001,147,058 20855.6 Luxor
11 Matruh 7005166563000000000166,563 7005447846000000000447,846 70002700000000000002.7 Marsa Matruh
20 Minya 700432279000000000032,279 70065156702000000005,156,702 7002160000000000000160 Minya
10 Monufia 70032499000000000002,499 70063941293000000003,941,293 70031577000000000001,577 Shibin El Kom
21 New Valley 7005440098000000000440,098 7005225416000000000225,416 69995000000000000000.5 Kharga
08 North Sinai 700428992000000000028,992 7005434781000000000434,781 700115000000000000015 Arish
07 Port Said 70031345000000000001,345 7005666599000000000666,599 7002496000000000000496 Port Said
11 Qalyubia 70031124000000000001,124 70065105972000000005,105,972 70034543000000000004,543 Banha
25 Qena 700410798000000000010,798 70063045504000000003,045,504 7002282000000000000282 Qena
23 Red Sea 7005119099000000000119,099 7005345775000000000345,775 70002900000000000002.9 Hurghada
12 Sharqia 70034911000000000004,911 70066485412000000006,485,412 70031321000000000001,321 Zagazig
24 Sohag 700411022000000000011,022 70064603861000000004,603,861 7002418000000000000418 Sohag
18 South Sinai 700431272000000000031,272 7005167426000000000167,426 70005400000000000005.4 El Tor
17 Suez 70039002000000000009,002 7005622859000000000622,859 700169000000000000069 Suez
Total 1,010,407 87,963,276

sido kale fiiri wax ka badal


  1. Mizʹra·im
  2. Ilaahay Baa Reer Binu Israaʼiil Samatabbixiyay
  3. https://www.un.org/en/desa/india-overtake-china-world-most-populous-country-april-2023-united-nations-projects
  4. https://www.britannica.com/place/China
  5. Egypt in Figures 2015, CAPMAS