Dawalada salaajiqada ruum afka carabiga: (دَوْلَةُ سَلَاجِقَةِ الرُّومِ) afka faarisiga (دولت سلجوقیان روم) waa dowlad islaami ah oo ka jirtay dhulka anadool intii u dhaxeesay 1077 ilaa 1308 waxeyna ka go'day salaajiqada waaween

Salaajiqada ruum

1077–1307
Gorgorka waxaa loo adgeesan jiray astaanta calanka salaajiqada ruum
Coat of arms
Balaarinta dawlada ku dhawaad 1100-1240
XaruntaIznik, quunya, siiwaas
LuuqadaAf faarisi (rasmi) af turki, af giriig
Diinta
Diinta
سلجوقیان رومHogaamiye
• 1077-1084
Suleymaan bin qutulmush
• 1303-1307
Mascuud labaad
Taariikh 
• Aasaasantay
1077
• Burburtay
1307
Area
Sanadkii 1243400,000 km2 (150,000 sq mi)
Preceded by
Succeeded by
Salaajiqada waaween
Daanmandiyiinta
Mankuujiyiinta
Banuu saldaaq
Artaqiyiin
Imaaradaha turkida ee anaadool
Cusmaaniyiinta
Ilkhaaniyiinta
Armiiniyada yar

Taariiqada wax ka badal

Dagaalkii mulaadkarad kadib turkida waxay ku soo shubmeen anaadool waxeyna ka qabsadeen imbiraadooriyada biriizanda magaalooyin badan suleymaan bin qutulmush oo ka tirsan qooska salaajiqada ayeena u doortay amiir asna wuxuu raacsanaa suldaanka salaajiqada waaween malik shaah [1], suleymaan bin qutulmush wuxuu sii waday dagaalada oo ku waday biriizanda iyo furashooyinkiisa, biriizanda oo tabar iska weesay ayaa ogolaatay hishiis waxeyna u aqoonsatay meelihii uu furtay oo ka mid tahay niiqiya iyo gobolka biitiiniya [2]

Kadib suleymaan bin qutulmush wuxuu soo aaday shaam waxa uuna weeraray andaakiya oo heestay taliye arman ahaa, durba magaalada gacanta ayee u gashay, balse amiirka xalab sharafu dawla oo u arkay in Suleymaan damac uga juro magaaladiis ayaa dagaal ku bilaay, suleymaan oo ka jawaabaya ayaa weerar ba'an ku qaaday xalab duleedka magaalada ayee ku dirireen waxaana ku dhintay dagaalka sharafu dawlada, suleymaan wuxuu filanaayay in magaalada usoo gacan galeeso laakin taas ma dhicin oo dadkii magaalada ayaa daafac galay suldaanka salaajiqada malik shaah iyo amiirka dimishiq taajudiin tutush ayeena gurmad weediisteen, taajudiin tutush ayaa soo hormaray, waxayna ku dagaalameen asaga iyo suleymaan meel loo yaqaan ceynu saliim 1086 waxaana lagu dilay dagaalka suleymaan bin qutulmush [3] wiilkiisa qilij arsalaan gacanta ayaa lagu dhigay asfahaan ayaa loo qaaday.

dhimashada suleymaan dawlada cusub waxay soo gaarsiisay daciifnimo, dawlada oo ka mid yihiin daanishmandiyiinta iyo mankuujiyiinta ayaana ka go'ay dawlada. abul qaasim oo isku dhawaayeen suleymaan ayaa hogaanka dawlada qabtay waxa oona ku guuleestay inuu difaaco weerarada biriizandiyiinta hase ahaatee suldaanka salaajiqada Malik shaah ayaa amiir bursuq u soo diray inuu maamulo salaajiqada ruum bursuq ayaa ku fashilmay inuu abulqaasim meesha ka saaro malik shaah ayaa ku badalay amiir buuzaan oo asna ku guuleesan, abulqaasim wuxuu isku dayayay inuu qanciyo Malik shaah laakin Natiijo kama keenin, 1092dii ayaana la dilay, qilij arsalaan Wiilka suleymaan bin qutulmush ayaa dib ugu soo laabtay dawlada waxaana loo doortay suldaan

Weerarka koowaad ee kirishmiska wax ka badal

 
saliibiyiinta oo go'doominayaan niiqiya caasimadii salaajiqada


wax yar kama soo wareegin ku fariisahada qilij arsalaan carshiga waxa uu wajahay weerarkii koowaad ee saliibiga kaas ku baaqay baabaa orabaankii labaad kadib codsi kaga yimid imbiraadoorkii biriizanda aleksiyoos komeniin, kaas oo dalbaday in laga saacido la dagaalanka muslimiinta, waxaa ka bilaawday yurub abaabul dagaal lag\u qaado muslimiinta, waxaa loo hormaray koox kirishmis ah oo xamaasadeesan una badnaa rayid aa dagaal wax ka aqoon, waxay socdaan Qusdandiiniya ayee soo gaareen way soo talaabeen salaajiqada ayee daadaansi ku bilaabeen balse waa la wada laayay [4] in yar oo imbiraadoorka biriizanda badbaadiyay mooyee [5], qilij arsalaan guushaan oo gaaray ka dib wuxuu ka tagay niiqiya asigoona ku mashquulay khilaaf kala dhaxeeyay daanishmandiyiinta mana ogeen in dagaal xoog badan sugaayo.

Sanadkii 1097 ciidanka kirishmiska oo aad u badnaa talyaal sarena hogaaminaayeen ayaa gaaray niiqiya weyna go'doomiyeen, qilij arsalaan ayaa durbadii soo laabtay wuxuu isku dayay badbaadinta magaaladiis balse kuma guuleysan, wuxuu aaday buuraha[6], dadka magaalada ayaa muujiyay difaac daran heer ee kirishmiska ku daalaan, markii dambe biriizanda ayaa ku caawisay doomo xaga bada, markaas ayee is dhiibeen biriizanda ayeena u dhiibeen magaalada.

Qilij arsalaan caasimadiis markuu waayay wuxuu caasimad cusub ka dhintay quunya, waxa uuna la galay wada hadal daanishmandiyiinta, si loogu midoobo cadawga soo duulaya.

Ciidanka kirishmiska gulufkooda ayee sii wateen mar ee maraayeen meel la dhaho doorliim ayee qilij arsalaan iyo isbahaysiga muslimiinta dagaal kala kulmeen, inkastoo muslimiinta markii hore guuleesteen hadana gurmad u yimid gaalada awgeed waxay ku qasbanaadeen inay dib u baxaan[7].

Dagaalada kirishmiska waxey ku yeesheen saameyn weyn dawlada waxayna ku weesay dhul badan 20kii sano ee u dambeeyay qabsadeen [8]

Qilij arsalaan ayaa arkay xal inuu qaribo tuulooyinka si kirishmiska sahay uga dhigan [9], Weerada kirishmiska waxey u sii gudbeen dhanka shaam, waxayna ka aasaaseen afar imaarado. Dagaalada kirishmiska ayaa kusoo laab laabteen dawlada, qilij arsalaan wuxuu awooday wixii ka dambeeyay 1101 inuu jabiyo sedex weerar [10][11] taas oo soo celisay hebada dawlada,

ka go'ida salaajiqada waaween wax ka badal

Guulaha uu ka gaaray saliibiyiinta ka dib waxa uu dib ugu laabtay la dagaalanka daanishmandiyiinta kuwaas oo isku heesteen hanashada maltaay, markuu dhintay amiir guumushtakiin 1105 ayuu awooday inuu ka qabsado magaalada ilmihiisa [la 1], waxa uuna ka go'ay salaajiqada waaween kuwaas oo galeen dagaal sokeeye kadib dhimashada suldaan malik shaah [12], shacbiyada qilij arsalaan ayaa kor u kacday wuxuu qabsaday mayaafaaraqiin, sanadii 1105 ayuu isku dayay qabsashada imaarada ruhaa balse may suura galin, wuu ka soo laabtay wuxuu dhex kusii qabsaday magaalada xaraan [13].

wuxuu ahaa qilij arsalaan inuu ku duulay mowsil sandii 1107[14] waxaana u suura gashay inuu qabsado magaalada, balse wuxuu wajahay isbaheysi xoogan oo artaqiyiin iyo amiirka xalab ka koobnaa wuxuu la galay dagaal kaas oo lagu jabshay[15] qilij arsalaan oo cararaya ayaana ku dhintay wabiga, wiilkiis Malik shaah ayaana la qabtay oona loo diray maxamed bin Malik shaah [16][17]

kala qeyb samida dawlada iyo isku soocelinteeda wax ka badal

Kadib dhimashada qilij arsalaan dawlada way kala qebsantay wiilkiis curudka Malik shaah wuxuu ku jiray xabasi, xaaskiis ayaa qabsatay maltaay wiil yar oo dogrol la dhaho ee dhashay ayaa suldaan laga dhigay, labada wiil kale mascuud iyo carab; mascuud wuxuu ku ag noolaa sodogiis gaazi bin guumushtakiin amiirka daanishmandiyiinta, carabna quunya ayuu joogay[18], Malik shaah ayaa dib u soo laabtay 1107dii waxaana u suura gashay inuu quunya galo oona noqdo suldaan[19], waxa uuna xabsiga dhigay labadiis walaal carab iyo mascuud, dagaalo qaraar ayuuna la galay biriizanda oo ahayd inee ku soo fiday dhulka dawlada, labadiisa walaal ayaa xabsiga ka baxsadeen mascuud oo taageero ka helaayo sodogiis gaazi bin guumushtakiin ayaana ku guuleestay inuu dilo walaalkiis Malik shaah 1116 [la 2]

markale ayee dawlada kala qeybsantay mascuud wuxuu qabsaday caasimada iyo meelo kaloo yar, walaalkiis carab wuxuu qabsaday ankara iyo qasdamuuni, walaalkiis kale dogrol oo masuul ka ahaayen hooyadiis iyo ninkeeda blak artaqi wuxuu heestay maltaay[20], waxaana walaalaha ka dhex bilaawday colaad daran, mascuud markii hore wuxuu diirada saaray la dagaalanka biriizanda waxa uuna ku guuleestay inuu ka soo ceshado dhul badan[21], sanadkii 1114 gaazi bin guumushtakiin ayaa fursad ku helay maltaay waa uuna qabsaday asigoo garab ka helaayo mascuud, waxa uuna diiday lahaanshaha salaajiqada ee magaalada, carab ayaa aad uga carooday arintaas wuxuuna ku eedeeyay mascuud inuu qiyaanay dawlada oona ilaalin karin dhulkeeda, 1116 weerar xoogan ayuu ku qaaday caasimada mascuud ayaa ka gurmad dalbay biriizanda, carabna amiirka arman ayuu garab ka dalbay, dagaalo adag ayaa dhex maray kuwaas oo ku soo dhamaaday inuu guuleestay mascuud, inkastoo mascuud uu kaligiis soo haray hadana wuxuu ku sii hoos noolaa gaazi bin guumushtakiin ilaa uu ka dhintay 1135.

Ka hortagida weerarka 2aad wax ka badal

imaarada ruhaa oo ka mid ahayd imaaradaha kirishmiska ayaa waxaa qabsaday zankiyiinta waxaana ka dhashay weerar saliibi oo cusub weerarkan waxaa hogaaminaayay boqorka faransiiska luwiis todobaad iyo boqorka jarmalka konraad sedexaad, mascuud ayaa ka hortagay waxa uuna u geestay baaba' xun ciidanka jarmalka, boqorkooda wuu dhaawacmay xitaa[22], faransiiska ayagana khasaaro xoogan buu gaarsiiyay inkastoo ku guuleesteen inee u gudbaan shaam, mascuud waxa oo isbahaysi la sameeyay nuurudiin zanki haraadiga imaarada ruhaa ayeena ku qaadeen weeraro aa kala joogsi laheen ugu dambeyn way la wareegeen weyna kala qeybsadeen [23]

Qilij arsalaan labaad wax ka badal

Mascuud wuxuu u baxay la dagaalanka amiirka armiiniya tuuruus labaad markuu ka soo laabtay wuu dhintay 1156 xilkana waxaa qabtay qilij arsalaan labaad, waxaa bilaawday dagaalo u dhaxeeya dawlada iyo daanishmandiyiinta blase nuurudiin zanki oo arkaayay in is khilaafka muslimiinta uu awood siinaayo cadawga ayaa dhaxdhaadin sameeyay [24], markale ayuu khilaafka soo laabtay hadana culumada iyo wax garadka ayaa hishiis sameeyeen, hishiiska ka dib qilij arsalaan labaad wuxuu ku duulay biriizanda, waxa uuna ka qabsaday magaalooyinka laarinda iyo saliiqiya, balse mudadii u dhaxeesay 1159-1161 waxa uu kala kulmay biriizanda jab is daba jooga ugu dambeyn wuxuu aqbalay hishiis dhigaayay shuruudo adag [25][26][27], mudadii uu hishiiska socday Qilij arsalaan wuxuu xooga saaray soo celinta awooda dawlada waxaana u suura gashay 1574 inuu qabsado imaarada siiwaas oo daanishmandiyiinta ka mid ahayd, imbiraadoorka biriizanda ayaa arkay inuu fursad siiyay qilij arsalaan waxa uuna dalbaday dhulka daanishmandiyiinta, markii loo diiday dagaal ayuu soo qaaday Qilij arsalaan ayaa awooday inuu ku jabiyo dagaalkii miryokifaaloon, khasaaro adag ayuuna gaarsiiyay [28][la 3]. Sanadkii 1177 waxa uu qabsaday imaarada maltaay oo ugu dambeesay daanishmandiyiinta, sidaas ayee dawlada ku noqotay awooda muslimka kaliya ee ka jirta anaadool [29].

1179 qilij arsalaan wuxuu dagaal ku qaaday ayuubiyiinta, hase yeeshee jab ayuu kala kulmay salaaxudiin [30][31],

Weerarkii sedexaad ee saliibiga ayaa ku yimid dhulka dawlada, waxaana hogaamiya ka ahaa feridriik barboosa boqorka jarmalka, wuxuu doorbiday Qilij arsalaan inuu ka gambado laakin wiilkiis Qudbudiin ayaa la dagaalay waxeyna qabsadeen quunya 1190 [32], hase yeeshee boqorka jarmalka ayaa isaga baxay magaalada Shan bari ka dib waxa uuna dalbaday in sahay la siiyo jidkana loo furo.

Sanadkii 1186 waxaa ku dhacay qilij arsalaan cudurka faalij waxa uu ku fakaray inuu ilmihiis oo ahaayeen kow iyo toban u kala qeybiyo dawlada, taasi oo qalad weyn ahayd waxaa mariiba ka dhex bilaawday walaalaha khilaaf iyo dagaalo, qilij arsalaan ayaa gadaal dambe ka ogaaday qaladkiisa wuxuu bilaabay inuu dib usoo mideeyo asagoo madax ka dhigaayo wiilkiis gayaasudiin kiikhisroof [33], hase ahaatee asoo ku guuleesan buu dhintay 1196, wiilkiis suleymaan ayaa awooday inuu dhamaan ka adkaado laakin 1204 laakin shan bari ka dib wuu iska dhintay [34] wiilkiis qilij arsalaan sedexaad ayaa xilka qabtay

Xilliga dahabiga ee dawlada wax ka badal

Sannadkii 1205 Gayaasudiin Kiikhisroof ayaa yimid carshiga mar labaad [35]. Wuxuu abaabulay safar uu ku tagay Boqortooyada daraabazoon, taas oo jaray waddooyinka ganacsiga ee Badda Madow, oo wadadan u furay dawlada mar kale. wuxuu awooday qabsashada Andaaliya 1206 [36], oo ah deked ganacsi oo muhiim ah. Gayaasudiin Kiikhisroof wuxuu xoojiyay maamulkii dhexe, Wuxuu ka dhigay amiirradii loo dhiibay inay maamulaan gobollada, inay noqdaan guddoomiyeyaal ku xiran dowladda dhexe.

Gayaasudiin Kiikhisroof I wuxuu ku dhintay dagaal boqortooyada niiqiya uu la galay 1211 [37] Waxaana xilka ku murmay Saddexda wiil ee Sultan Kiikhisroof (calaaudiin Keyqubaad, cizudiin Kiikaawuus, iyo Keyfaridun), wiilkiisa ugu weyn cizudiin Kiikaawuus ayaa koray carshiga. Cizudiin Kiikaawuus ayaa ka adkaaday walaalihiis ee xilka isku heesteen[38], ka dib markii uu xoojiyay awooddiisa, wuxuu siiyay dhammaan dareenkiisa dib u soo nooleenta ganacsiga Anaadool Isaga oo heshiis la galay Boqortooyada Qubrus, wuxuu xoreeyay ganacsiga labada dal. Wuxuu Siinuub ka soo qabsaday imbiraadooriyada daraabazoon si uu u furo waddada ganacsiga woqooyiga. Ka dib, waxa uu u dhaqaaqay madaxii Armeeniya, kaas oo xannibay wadadii ganacsiga koonfurta, wuuna ka adkaaday Armanka [39], waxoo furay waddada ganacsiga ee shaam. Sidaa darteed Anaadool waxay noqotay xarunta safarrada ganacsiga.

Markii Kiikaawuus dhintay 1220, waxaa carshiga yimid walaalkiis calaaudiin Keyqubaad Mid ka mid ah hogaamiya yaasha ugu caansan ee salaajiqada anaadool, calaaudiin Keyqbaad ayaa qabsaday Kalonoros (maanta Alaniya)[40] oo ah deked muhiim ah oo ku taal xeebta bada dhexe Waxa uu magaaladan ka dhisay barxad markab, kaas oo markii dambe loo bixiyay magaca Alaniya, waxa uuna dib u dhisay qasrigii magaalada. Waxa uu ku daray dhammaan xeebta iija ilaa Andaaliya ka dib markii ay ganacsatadu weerar ku qaadeen Armenian oo berriga ah iyo budhcad-badeed reer Yurub ah oo badda ku sugnaa.

sanadii 1222 burcad badeeb qabiilka qafjaaq iyo ruush ah ayaa soo weeraray xeebaha dawlada, suldaanka asoo ka jawaabaya ciidan xoogan ayuu u diray jasiirad u ekaha qiram waxayna gaareen guulo waaween [41], caaludiin wuxuu kusoo daray dawlada dhulka imaarada mankuujiyiinta iyo araqiintnta laanta harboot

Si looga hortago duulaamada tataarka wuxuu isku dayay xiriir inuu la sameeyo jlaalu-diin khawaarzim shaah, laakin ma dhicin oo waxaa ka dhex qarxay dagaal 1230, waxaana lagu jabiyay khawaarzimiyiinta [42], ayuubiyiinta inkastoo ay garab ku siiyeen dawlada la dagaalanka khawaarzimiyiinta hadana xiriirkoodu ma fiicneen oo waxaa laba dhinac dhex maray dagaalo.

calaaudiin wuxuu ahaa inuu u diyaar garoobayo tataarka waxa oo dhisay dhufeesyo badan hase ahaatee geerida ayaa ku timid 1237, waxaana xilka uga dambeeyay wiilkiis kiikhisroof labaad

Duulaamada tataarka iyo jabka salaajiqada wax ka badal

calaaudiin dhimashadiisa ka dib dawlada waxay gashay marxalad daciifnimo ah kiikhisroof wuxuu ahaa qof daciif ah hadana daalim ah [43]wasiirada ayaa maamulka dawlada gacanta ku haayeen waxaa billaawday kacdoon uu soo abaabulay wadaad la oran jiray baaba isxaaq, kaas oo ahaay shiici qalifsan [44], kacdoon wadayaasha waxay qaribeen magaalooyinka dad badana wey dileen mudo dheer kadib dawladu waxay ku guuleesatay inee soo afjarto kacdoonka

tataarka ayaa wuxuu ahaa inuu kusoo dhawaanayo dhulka dawlada, talyahooda baayjuu nooyaan ayaa weeraray araduum 1242 waxayna geesteen xasuuq ba'an[45], suldaan kiikhisroof markuu maqlay aqbaartaan xun wuxuu la baxay ciidan aad u badan meel la dhaho kuusa daag ayuu kula kulmay tataarka dagaal adag kadib tataarka ayaa guuleestay [46],tataarka ayaa bilaabay kadib inuu boobo magaalooyinka dadka uu laayo dumarkana qafaasho [47], dagaalkan waxaa ka dashay inee dawladu naqato mid raacsan tataarka waxeyna ogolaatay inee bixiso canshuur[48],

Dhamaadka dawlada wax ka badal

kiikhisroof wuxuu dhintay 1246[49][50], mdaxdii ka dambeeyay waxay ahaayeen kuwo tataarka uu keensaday wax awood ahna ma laheen inta badan labo ama sedex ayee xilka ku wadaageen kadib cadaadiska u tataarka u haayo dawlada ayaa isi soo taraatyay, canshuur aad u badan ayee soo rogeen dadka ayaa galay xaalad adag oo usii dheer tahay dulmiga tataarka weerarada biriizanda ee sii kordhaaya dilka siyaasiinta, masiibooyin dabiici ah cuduro faafa ayaa gabi ahaanba ruxay dawlada, suldaankii ugu dambeeyay dawlada mascuud labaad markuu dhintay 1307 waxay u qeybsantay dawlada toban imaaradood oo loo yaqaanay imaaradaha anaadool, waxayna kala ahaayeen imaarada qaramaan, tika, banuu xumeyd, karmiyaan, munashtaa, banuu barawaana, cusmaaniyiinta, saaruuqaan, banuuaydiin iyo qaraasii, cusmaaniyiinta ayaa mar dambe awoodeen inay aasaasaan dawlad awood badan oo kulmisa imaaradaha oo dhan[51]

Dhaqanka iyo ilbaxnimada wax ka badal

Dhaqanka wax ka badal

Inkastoo ey ahaayeen trki waxaa aad ugu faafsanaa dhaqanka faarisiga, qoyska boqortooyada ayaa muddo yar gudaheed kaga tagay magacyadoodii hore ee Turkiga waxayna door bideen in ay wiilashooda u bixiyaan magacyada halyeeyada Iran ee taariikhiga ah ama taliyayaasha sida Kiikaawuus, Keyqubaad, Kiikhisroof [2]. Xagga Turkida, waxa jira muuqaal weli xambaarsan hab-nololeedka Aasiyada Dhexe, dhaqameed iyo caqiido, oo aan awoodin in uu dhexgalo dhaqanka iyo caqiidada Islaamka. Halka kuwa degey tuulooyinka ama magaalooyinka ay ku hoos jireen saameynta dhaqamada Iran iyo Islaamka, kooxaha weli haysta dhaqaalihii nolol-guuraaga ee reer-guuraaga ahaa waxay door bideen meelaha fog, roobabka ama "dhamaadka" degsiimooyinka.

Dhismooyinka wax ka badal

 
masjidka calaaudiin waxaa lagu aasay badanaa boqorada salaajiqada ruum

salaajiqada waxey aad u daneeyeen dhismaha, waxey dhiseen masaajido waaween, qabuuro, madarasooyin qsriyaal isbitaalo, buundooyin, musqul qubeyseed, meelo socotada lagu Marti qaado oo loo yaqaan "khaan"

aqoonta iyo suugaanta wax ka badal

waxey gaartay aqoonta meel fiican waxaa la dhisay madarasooyin waaween o lagu barto culuumta sharciga islaamka gaar ahaan madhabka xanafiga, sidoo kale waxaa jiray goobo lagu barto quraanka iyo meelo lagu barto xadiiska oo loo yaqaan daaru xadiis, madarasooyin lagu barto caafimaadka ayaa la dhisay dhamaan madarasooyinka waxaa ku dhagnaa masjid lagu tukado [1].

culumo badan ayaa soo baxay kuwaas oo heer sare ka joogay aqoonta qaarna safar ayee ku imaadeen dawlada waxaana ka mid ahaa ibnu carabi, shihaabudiin sahrawurdi, yoonis imra, jalaaludiin ruumi iyo sadrudiin quunawi

salaadiinta dawlada wax ka badal

suldaanka nolosha talada
1 Suleyman bin qutulmush ....-1086 1077-1086
2 Abul qaasim ....-1092 1086-1092
3 Qilij arsalaan koowaad 1079-1107 1092-1107
4 Malik shaah ....-1116 1107-1116
5 Ruknudiin mascuud koowaad 1095-1156 1116-1156
6 Qilij arsalaan labaad 1155-1092 1156-1192
7 Gayaasudiin kiikhisroof koowaad ....-1211 1192-1196
8 Suleymaan labaad ....-1204 1196-1204
9 Qilij arsalaan sedexaad ....-1205 1204-1205
10 Gayaasudiin kiikhisroof koowaad (mar kale ) ....-1211 1205-1211
11 Cizudiin kiikaawuus koowaad ....-1220 1211-1220
12 Calaaudiin keyqubaad koowaad 1190-1237 1220-1237
13 Gayaasudiin kiikhisroof labaad ....-1246 1237-1246
14 Cizudiin kiikaawuus labaad ....-1279 1246-1260
15 Qilij arsalaan afaraad ....-1265 1248-1265
16 Calaaudiin keyqubaad labaad 1249–1257 1238-1256 1249-1257
17 Kiikhisroof sedexaad 1265–1284 1259-1284 1265-1284
18 Mascuud labaad 1284–1297 ....-1307 1284-1297
19 Calaaudiin sedexaad ....-1303 1297-1303
20 Mascuud labaad (mar labaad) ....-1307 1303-1307

Xigasho wax ka badal

  1. 1.0 1.1 {{استشهاد بكتاب|مؤلف1= ابن الأثير، علي بن مُحمَّد بن عبد الكريم بن عبد الواحد الشيباني الجزري|عنوان= الكامل في التاريخ|طبعة= الأولى|صفحة= 393 - 395|سنة= 1407هـ - 1987م|المجلد=الجُزء الثامن|ناشر= دار الكُتُب العلميَّة|مكان= بيروت - لُبنان|مسار=https://ia802707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt08.pdf%7C مسار أرشيف = https://web.archive.org/web/20210810074339/https://ia802707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt08.pdf |
  2. 2.0 2.1 {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|إصدار=الأولى|صفحة=63|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7C
  3. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن القلانسي، أبو يعلى حمزة بن أسد بن علي بن مُحمَّد التميمي|عنوان=تاريخ دمشق|طبعة=الأولى|صفحة=194|سنة=1403هـ - 1983م|ناشر=دار حسَّان للطباعة والنشر|مكان=دمشق - سوريا|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201225230924/https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7C
  4. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=Norwich, John Julius|عنوان=Byzantium: The Decline and Fall|صفحة=33 - 35|سنة=1996|ناشر=Knopf|لغة=en|مسار=https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=HUpoAAAAMAAJ&focus=searchwithinvolume&q=Peter+the+Hermit%7Cisbn=0679416501%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201010223807/https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=HUpoAAAAMAAJ&focus=searchwithinvolume&q=Peter+the+Hermit%7Cتاريخ أرشيف=10 أكتوبر 2020
  5. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=رونسيمان، ستيڤن|مؤلف2=ترجمة:نور الدين خليل|عنوان=تاريخ الحملات الصليبيَّة|طبعة=الثانية|المجلد=الجُزء الأوَّل: من كليرمونت إلى أورشليم|صفحة=221 - 224|سنة=1998|ناشر=الهيئة المصريَّة العامَّة لِلكتاب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://archive.org/details/tarikh.al.hmlat.al.slibiah/tarikh.al.hmlat.al.slibiah01/page/n221/mode/2up
  6. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الصوري، وليم|مؤلف2=ترجمة: د. حسن حبشي|عنوان=الحُرُوب الصليبيَّة|المجلد=الجُزء الأوَّل|صفحة=201 - 205|سنة=1991|ناشر=الهيئة المصريَّة العامَّة للكتاب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia903107.us.archive.org/7/items/ktp2019-bskn8450/ktp2019-bskn8450.pdf%7Cمسار[dead link] أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830214851/https://ia903107.us.archive.org/7/items/ktp2019-bskn8450/ktp2019-bskn8450.pdf%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=30 أغسطس 2021
  7. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الشارتري، ڤوشيه|مؤلف2=ترجمة: د. زياد العسلي|عنوان=تاريخ الحملة إلى القُدُس 1095 - 1127|صفحة=47 - 50|سنة=1990|ناشر=دار الشُرُوق لِلنشر والتوزيع|مكان=عمَّان - الأُردُن|مسار=https://ia803108.us.archive.org/33/items/ktp2019-bskn11653/ktp2019-bskn11653.pdf%7Cمسار[dead link] أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225159/https://ia803108.us.archive.org/33/items/ktp2019-bskn11653/ktp2019-bskn11653.pdf%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=30 أغسطس 2021
  8. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=عاشور، سعيد عبد الفتَّاح|عنوان=الحركة الصليبيَّة: حركة مُشرِّفة في تاريخ الجهاد الإسلامي في العُصُور الوُسطى|المجلد=الجُزء الأوَّل|طبعة=الأولى|صفحة=138 - 139|سنة=2010|ناشر=مكتبة الأنجلو المصرية|مكان=القاهرة - مصر|isbn=9770516570|مسار=https://ia600906.us.archive.org/17/items/lis_tar04/lis_tar0409_1.pdf%7Cمسار[dead link] أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830214843/https://ia600906.us.archive.org/17/items/lis_tar04/lis_tar0409_1.pdf%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=30 أغسطس 2021
  9. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=88|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  10. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=رونسيمان، ستيڤن|مؤلف2=ترجمة:نور الدين خليل|عنوان=تاريخ الحملات الصليبيَّة|طبعة=الثانية|المجلد=الجُزء الثاني: مملكة القُدس والشرق الفرنجي|صفحة=54 - 59|سنة=1998|ناشر=الهيئة المصريَّة العامَّة لِلكتاب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://archive.org/details/tarikh.al.hmlat.al.slibiah/tarikh.al.hmlat.al.slibiah02/page/n53/mode/2up
  11. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=رونسيمان، ستيڤن|مؤلف2=ترجمة:نور الدين خليل|عنوان=تاريخ الحملات الصليبيَّة|طبعة=الثانية|المجلد=الجُزء الثاني: مملكة القُدس والشرق الفرنجي|صفحة=50 - 54|سنة=1998|ناشر=الهيئة المصريَّة العامَّة لِلكتاب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://archive.org/details/tarikh.al.hmlat.al.slibiah/tarikh.al.hmlat.al.slibiah02/page/n49/mode/2up
  12. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الذهبي، أبو عبد الله شمس الدين مُحمَّد بن أحمد بن عُثمان بن قايماز|عنوان=تاريخ الإسلام ووفيَّات المشاهير والأعيان|طبعة=الأولى|صفحة=20 - 22، 26 - 27|سنة=1415هـ - 1994م|ناشر=دار الكتاب العربي|مكان=بيروت - لُبنان|المجلد=الجُزء الرابع والثلاثون|مسار=https://ia600903.us.archive.org/7/items/FP3938/tiz34.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia600903.us.archive.org/7/items/FP3938/tiz34.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  13. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن القلانسي، أبو يعلى حمزة بن أسد بن علي بن مُحمَّد التميمي|عنوان=تاريخ دمشق|طبعة=الأولى|صفحة=242|سنة=1403هـ - 1983م|ناشر=دار حسَّان للطباعة والنشر|مكان=دمشق - سوريا|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201225230924/https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cتاريخ أرشيف=25 ديسمبر 2020
  14. {{استشهاد بكتاب||مؤلف1=Runciman|الأول=Steven|وصلة مؤلف=Steven Runciman|عنوان=A History of the Crusades|المجلد=Vol.2|ناشر=Cambridge University Press|سنة=1951|صفحة=110|chapter=Chapter VI: Equilibrium in the North|chapterurl=https://books.google.com.tw/books?id=QL88AAAAIAAJ&pg=PA110&lpg=PA110&dq=Kilij+Arslan+I+++Mosul+1107&source=bl&ots=8OPKnTJybQ&sig=OTNpLHAbpP9gShajdwzF5yjmPmQ&hl=en&sa=X&redir_esc=y#v=onepage&q=Kilij%20Arslan%20I%20%20%20Mosul%201107&f=false
  15. The Cambridge history of Islam: The Central Islamic lands from Pre-Islamic, Editors: Peter Malcolm Holt, Ann K. S. Lambton and Bernard Lewis, (Cambridge University Press, 1970), 239.
  16. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن الأثير، علي بن مُحمَّد بن عبد الكريم بن عبد الواحد الشيباني الجزري|عنوان=الكامل في التاريخ|طبعة=الرابعة|صفحة=104 - 107|سنة=1424هـ - 2003م|المجلد=الجُزء التاسع|ناشر=دار الكُتُب العلميَّة|مكان=بيروت - لُبنان|مسار=https://ia802707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt09.pdf%7Cisbn=2745100467%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20191216200434/https://ia802707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt09.pdf%7Cتاريخ أرشيف=16 ديسمبر 2019
  17. {{استشهاد بدورية محكمة|الأخير=يُوسُف|الأول=هُدى ياسين|اسم الدورية=إضاءات موصليَّة|مسار=http://uomosul.edu.iq/public/files/datafolder_2706/_20190926_070848_740.pdf%7Cعنوان=الحوليَّات[dead link] السُريانيَّة مصدرًا لِسلاجقة الموصل، تاريخ الزمان لِابن العبري أُنموذجًا|العدد=العدد 68|سنة=ربيع الأوَّل 1434هـ \ شُباط 2013|صفحات=صفحة 9|ناشر=مركز دراسات الموصل، جامعة الموصل|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210107235347/http://uomosul.edu.iq/public/files/datafolder_2706/_20190926_070848_740.pdf%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=7 يناير 2021
  18. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=112|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  19. Kala xiriir halkaan
  20. {{استشهاد بموسوعة|الأخير=Turan|الأول=Osman|محرر1=P.M. Holt|محرر2=Ann K. S. Lambton|محرر3=Bernard Lewis|اسم الموسوعة=The Cambridge History of Islam|عنوان=Anatolia in The Period of The Seljuks and The Beyliks|مسار=https://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-History-of-Islam-%E2%80%93-1a.pdf%7Cتاريخ=2005|ناشر=Cambridge University Press|سلسلة=Handbook of Oriental Studies|المجلد=Volume IA: The Central Islamic Lands from Pre-Islamic Times to The First World War|صفحات=239 - 240|isbn=9780521219464|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20170413030738/http://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-History-of-Islam-–-1a.pdf%7Cتاريخ أرشيف=2017-04-13
  21. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=120 - 122|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  22. {{استشهاد بكتاب|الأول=Ebru|الأخير=Altan|عنوان=Haçlı Seferleri Tarihi(History of the crusades|صفحة=120|مسار=http://auzefkitap.istanbul.edu.tr/kitap/tarih_ao/hstarihi.pdf%7Cلغة=tr%7Cناشر=İstanbul[dead link] ÜNİVERSİTESİ AÇIK ve Uzaktan EĞİTİM FAKÜLTESİ|سنة=2015|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201022112800/http://auzefkitap.istanbul.edu.tr/kitap/tarih_ao/hstarihi.pdf%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=2020-10-22
  23. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن القلانسي، أبو يعلى حمزة بن أسد بن علي بن مُحمَّد التميمي|عنوان=تاريخ دمشق|إصدار=الأولى|صفحة=480 - 489|سنة=1403هـ - 1983م|ناشر=دار حسَّان للطباعة والنشر|مكان=دمشق - سوريا|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201225230924/https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cتاريخ أرشيف=25 ديسمبر 2020
  24. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن القلانسي، أبو يعلى حمزة بن أسد بن علي بن مُحمَّد التميمي|عنوان=تاريخ دمشق|إصدار=الأولى|صفحة=510 - 511|سنة=1403هـ - 1983م|ناشر=دار حسَّان للطباعة والنشر|مكان=دمشق - سوريا|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201225230924/https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cتاريخ أرشيف=25 ديسمبر 2020
  25. {{استشهاد بكتاب|الأخير=Rogers|الأول=Clifford J.|عنوان=The Oxford Encyclopedia of Medieval Warfare and Military Technology: Vol. 1|ناشر=Oxford University Press|مكان=Oxford|سنة=2010|isbn=978-0195334036|صفحة=290|مسار=https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=mzwpq6bLHhMC&q=Kilij+Arslan#v=onepage&q=Kilij%20Arslan&f=false%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210121011537/https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=mzwpq6bLHhMC&q=Kilij+Arslan%7Cتاريخ أرشيف=21 يناير 2021
  26. Kala xiriir halkaan
  27. {{استشهاد بموسوعة|الأخير=Cahen|الأول=Cl|اسم الموسوعة=Encyclopaedia of Islam|عنوان=Ḳi̊li̊d̲j̲ Arslan II|مسار=http://dx.doi.org/10.1163/1573-3912_islam_SIM_4364%7Cتاريخ=2012|ناشر=BRILL|سلسلة=Handbook of Oriental Studies|طبعة=الثانية|isbn=9789004161214|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210122005714/https://referenceworks.brillonline.com/entries/encyclopaedia-of-islam-2/*-SIM_4364%7Cتاريخ أرشيف=22 يناير 2021
  28. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=رُستم، أسد|عنوان=الروم في سياستهم وحضارتهم ودينهم وثقافتهم وصلاتهم بالعرب|صفحة=444|سنة=2018|ناشر=مؤسسة هنداوي للتعليم والثقافة|مكان=وندسور - المملكة المتحدة|isbn=9781527315785|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://ebooksstream.com/d_pdfs/kutub-pdf.net_ReK77pM.pdf%7Cمسار أرشيف=https://archive.vn/HJgpT%7Cتاريخ أرشيف=2021-01-21
  29. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=197|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  30. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الأيُّوبي، مُحمَّد بن تقي الدين عُمر بن شاهنشاه|عنوان=مضمار الحقائق وسر الخلائق|طبعة=الأولى|صفحة=18 - 19|سنة=1968|ناشر=عالم الكُتُب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://archive.org/details/MidhmarAlhahaqeq/page/n39/mode/2up
  31. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن واصل، أبو عبد الله مُحمَّد بن سالم بن نصر الله المازني التميمي الحموي الشافعي|عنوان=مُفرِّج الكُروب في أخبار بني أيُّوب|صفحة=79|المجلد=المُجلَّد الثاني|سنة=1377هـ - 1957م|ناشر=دار الكُتُب والوثائق القوميَّة|مكان=القاهرة مصر|مسار=https://ia801308.us.archive.org/26/items/FP42193/02_42194.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225129/https://ia801308.us.archive.org/26/items/FP42193/02_42194.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  32. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن الأثير، علي بن مُحمَّد بن عبد الكريم بن عبد الواحد الشيباني الجزري|عنوان=الكامل في التاريخ|طبعة=الأولى|صفحة=193 - 194|سنة=1407هـ - 1987م|ناشر=دار الكُتُب العلميَّة|مكان=بيروت - لُبنان|المجلد=الجُزء العاشر|مسار=https://ia902707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt10.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201127060341/https://ia902707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt10.pdf%7Cتاريخ أرشيف=27 نوفمبر 2020
  33. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|طبعة=الثانية|صفحة=2 - 4|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  34. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=213 - 214|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf
  35. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=Sara Nur Yildiz|مؤلف2=A. C. S. Peacock|عنوان=The Seljuks of Anatolia: Court and Society in the Medieval Middle East|إصدار=المُصوَّرة|صفحة=178–179|سنة=2013|ناشر=I.B. Tauris|مكان=London|لغة=en|isbn=9781848858879|مسار=https://www.researchgate.net/publication/285750373_The_Seljuks_of_Anatolia_Court_and_Society_in_the_Medieval_Middle_East_Edited_by_A_C_S_Peacock_and_Sara_Nur_Yildiz%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201212013047/https://www.researchgate.net/publication/285750373_The_Seljuks_of_Anatolia_Court_and_Society_in_the_Medieval_Middle_East_Edited_by_A_C_S_Peacock_and_Sara_Nur_Yildiz%7Cتاريخ أرشيف=12 ديسمبر 2020}
  36. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|إصدار=الثانية|صفحة=39 - 41|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  37. {{استشهاد بكتاب|عنوان=The Latin Renovatio of Byzantium: The Empire of Constantinople (1204-1228)|الأول=Filip|الأخير=Van Tricht|ناشر=Brill|سنة=2011|صفحة=375|ISBN=9789004203235|مسار=https://www.academia.edu/8344925/The_Latin_Renovatio_of_Byzantium_The_Empire_of_Constantinople_1204_1228_%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210125023148/https://www.academia.edu/8344925/The_Latin_Renovatio_of_Byzantium_The_Empire_of_Constantinople_1204_1228_%7Cتاريخ أرشيف=25 يناير 2021
  38. {{استشهاد بكتاب|الأخير=Cahen|الأول=Claude|وصلة مؤلف=Claude Cahen|عنوان=Pre-Ottoman Turkey: A general survey of the material and spiritual culture and history c. 1071-1330|ناشر=Taplinger|سنة=1968|مكان=New York|مسار=http://hdl.handle.net/2027/heb.00871%7Cالرقم[dead link] المعياري=159740456X|صفحات=120–121|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20191213185111/https://www.fulcrum.org/concern/monographs/w95050571%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=2019-12-13
  39. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|طبعة=الثانية|صفحة=79 - 80|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  40. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|طبعة=الثانية|صفحة=125 - 126|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  41. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|طبعة=الثانية|صفحة=155 - 169|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  42. Prof. Yaşar Yüce-Prof. Ali Sevim: Türkiye tarihi Cilt I, AKDTYKTTK Yayınları, İstanbul, 1991 p 118
  43. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1= القرماني، أحمد بن يُوسُف|عنوان= أخبار الدُول وآثار الأُول في التاريخ|صفحة= 294|سنة= [[1282هـ]]|ناشر= مطبعة الميرزا عبَّاس التبريزي|مكان= [[بغداد]]|مسار= https://upload.wikimedia.org/wikisource/ar/f/fa/أخبار_الدول.pdf|مسار أرشيف= https://web.archive.org/web/20201110005455/https://upload.wikimedia.org/wikisource/ar/f/fa/أخبار_الدول.pdf |تاريخ أرشيف=2020-11-10
  44. Balcıoğlu, Tahir Harimî, ''Türk Tarihinde Mezhep Cereyanları - The course of [[مذاهب إسلامية عقائدية|madh'hab]] events in [[ترك|Turkish]] [[تاريخ]], '' (Preface and notes by Hilmi Ziya Ülken), 271 pages, Ahmet Sait Press, Kanaat Publications, Istanbul, 1940. Template:أيقونة تركية
  45. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1= النُويري، شهاب الدين أحمد بن عبد الوهَّاب بن مُحمَّد|عنوان= نهاية الإرب في فنون الأدب|المجلد= الجُزء السابع والعُشرون|طبعة= الأولى|صفحة= 238|سنة= 1424هـ - 2004م|ناشر= دار الكُتُب العلميَّة|تاريخ الوصول= 17 شُباط (فبراير) 2019م|مكان= بيروت - لُبنان|مسار= https://books.google.com.lb/books?id=R42BDwAAQBAJ&pg=PT225&lpg=PT225&dq=جرماغون&source=bl&ots=ZC6-ozIfIB&sig=ACfU3U0ymZurX0YPnJU48ELyXg1uOY_SEw&hl=en&sa=X&ved=2ahUKEwjzlJOC5MPgAhUIzoUKHZcnBH0Q6AEwBXoECAwQAQ#v=onepage&q=جرماغون&f=false%7Cمسار أرشيف= https://web.archive.org/web/20191129140239/https://books.google.com.lb/books?id=R42BDwAAQBAJ&pg=PT225&lpg=PT225&dq=جرماغون&source=bl&ots=ZC6-ozIfIB&sig=ACfU3U0ymZurX0YPnJU48ELyXg1uOY_SEw&hl=en&sa=X&ved=2ahUKEwjzlJOC5MPgAhUIzoUKHZcnBH0Q6AEwBXoECAwQAQ%7Cتاريخ أرشيف=2019-11-29
  46. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=العيني، أبو مُحمَّد بدر الدين محمود بن أحمد بن موسى الحنفي|مؤلف2=تحقيق: أ. د. مُحمَّد مُحمَّد أمين|عنوان=عقد الجُمان في تاريخ أهل الزمان|صفحة=26 - 27|سنة=1407هـ - 1987م|ناشر=الهيئة المصريَّة العامَّة لِلكتاب - مركز تحقيق التُراث|تاريخ الوصول=17 شُباط (فبراير) 2019م|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://shamela.ws/browse.php/book-380#page-26%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20190521174516/http://shamela.ws:80/browse.php/book-380%7Cتاريخ أرشيف=2019-05-21
  47. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=مُؤرِّخ مجهول|مؤلف2=تعريب: مُحمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم، مُختصر سَلْجُوقنامه|طبعة=الثانية|صفحة=289 - 292|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|تاريخ الوصول=17 شُباط (فبراير) 2019م|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia802507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201031094506/https://ia802507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=31 أكتوبر
  48. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن تغري بردي، أبو المحاسن جمال الدين يُوسُف الأتابكي اليشبقاوي الظاهري|عنوان=النُجُوم الزاهرة في مُلُوك مصر والقاهرة|المجلد=الجُزء السادس|صفحة=347|سنة=1383هـ - 1963م|ناشر=وزارة الثقافة|تاريخ الوصول=17 شُباط (فبراير) 2019م|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia800200.us.archive.org/24/items/FP159836/06_159838-2.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20200110134009/https://ia800200.us.archive.org/24/items/FP159836/06_159838-2.pdf%7Cتاريخ أرشيف=10 يناير 2020
  49. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=خواندمير، غيَّاث الدين مُحمَّد بن محمود بن مُحمَّد البلخي الشيرازي الهروي|عنوان=تاريخ حبيب السير في أخبار أفراد البشر|المجلد=الجُزء الثاني|صفحة=540|ناشر=انتشارات خيَّام|لغة=fa|مسار=https://archive.org/details/mohamed_rahman2007_hotmail_20180311_1117/page/n1039/mode/2up
  50. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الجوزجاني، أبو عُمر منهاجُ الدين عُثمان بن إبراهیم|عنوان=طبقات ناصرى|صفحة=331|سنة=1363هـ. ش|ناشر=دنياى كتاب|المجلد=الجُزء الثاني|مكان=تهران - ايران|لغة=fa|مسار=http://ar.lib.eshia.ir/10516/2/331%7Cمسارالأرشيف=https://archive.vn/1OpEw%7Cتاريخ أرشيف=30 كانون الثاني (يناير) 2021|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210130021756/http://ar.lib.eshia.ir/10516/2/331
  51. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=335 - 337|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022


Cite error: <ref> tags exist for a group named "la", but no corresponding <references group="la"/> tag was found