Suleyman bin qutulmush
Suleymaan bin qutulmush (afka turkiga: Kutalmışoğlu Süleyman Şah;) (afka faarisiga: سلیمان پسر قتلمش) wuxuu ahaa hogaamiye ka tirsan salaajiqada, waana aasaasaha faraca salaajiqada ruum ee ka talinaayay dhulka anaadool ilaa 1308dii, suleymaan waxaa lagu dilay dagaal sanadkii 1086
Suleiman koowaad | |
---|---|
Shaah Ghazi | |
Suldaanka ruum | |
Xilka | 1077–1086 |
Ka horeeyay | Qutulmush |
Ku xigay | Qilij arsalaan koowaad |
Dhintey | 1086 U dhaw Antioch (maanta Andaakiya, Hatay, Turkey) |
Consort | Seljuka Khatun |
Issue | Qilij arsalaan koowaad |
Hoyga | Salaajiqada |
Aabo | Qutalmush |
Diinta | Sunni Islam |