Shaax

Cabitaan laga sameeyay geedka shaaha iyo biyo kulul
(Waxaa laga soo toosiyay Shaah)

Shaax ama Shaah waa cabitaan kulul, oo dadka energi siiyo shaaxa waxaa laga sameeyaa geed caleentiis, waxoona ka baxaa wadamada qaarkood, soomaaliya woo ka baxaa. shaax waxoo dhaqan ka yahay wadamada aasiya gaar ahaan wadanka hindiya, aduunka oo dhan neh waa laga isticmaalaa. soomaalida badankooda shaaxa waxee isticmaalaan galabtiga cassirka iyo subixi aroorti. Cuntada neh wee ku cunaan, sida Canjeerada ama Muufada.

Shaax
Wadamada beera Geedka Shaaha
shaax,Macaduwan

Sidoo kale eeg wax ka badal