Ruknudiin mascuud ama mascuud koowaad wuxuu ahaa suldaankii salaajiqada ruum laga bilaabo 1116 ilaa dhimashadiisa 1156

Mascuud koowaad
Masjidka Aladdin Kiqbad ee Konya waxa la dhisay xiligii uu xukunka hayay Mascuud
Suldaanka salaajiqada ruum
Xilka1116-1156
Ka horeeyayMalik shaah bin qilij arsalaan
Ku xigayQilij arsalaan koowaad
Dhintey1156
Magaca oo dhameestiran
Ruknudiin mascuud bin qilij arsalaan bin suleymaan
HoygaSalaajiqada
AaboQilij arsalaan koowaad

ku loolamida xilka wax ka badal

Qilij arsalaan markoo ku dhintay dagaalkii mowsil sanadkii 1107 dawlada way kala qebsantay, wiilkiis curudka Malik shaah wuxuu ku jiray xabasi, xaaskiis ayaa qabsatay maltaay wiil yar oo dogrol la dhaho ee dhashay ayaa suldaan laga dhigay, labada wiil kale mascuud iyo carab; mascuud wuxuu ku ag noolaa sodogiis gaazi bin guumushtakiin amiirka daanishmandiyiinta, carabna quunya ayuu joogay[1], Malik shaah ayaa dib u soo laabtay 1109kii waxaana u suura gashay inuu quunya galo oona noqdo suldaan, waxa uuna xabsiga dhigay labadiis walaal carab iyo mascuud, dagaalo qaraar ayuuna la galay biriizanda oo ahayd inee ku soo fiday dhulka dawlada, labadiisa walaal ayaa xabsiga ka baxsadeen mascuud oo taageero ka helaayo sodogiis gaazi bin guumushtakiin ayaana ku guuleestay inuu dilo walaalkiis Malik shaah 1116 [2]

Qalbashada xilka wax ka badal

markale ayee dawlada kala qeybsantay mascuud wuxuu qabsaday caasimada iyo meelo kaloo yar, walaalkiis carab wuxuu qabsaday ankara iyo qasdamuuni, walaalkiis kale dogrol oo masuul ka ahaayen hooyadiis iyo ninkeeda blak artaqi wuxuu heestay maltaay [3], waxaana walaalaha ka dhex bilaawday colaad daran, mascuud markii hore wuxuu diirada saaray la dagaalanka biriizanda waxa uuna ku guuleestay inuu ka soo ceshado dhul badan [4], sanadkii 1114 gaazi bin guumushtakiin ayaa fursad ku helay maltaay waa uuna qabsaday asigoo garab ka helaayo mascuud, waxa uuna diiday lahaanshaha salaajiqada ee magaalada, carab ayaa aad uga carooday arintaas wuxuuna ku eedeeyay mascuud inuu qiyaanay dawlada oona ilaalin karin dhulkeeda, 1116 weerar xoogan ayuu ku qaaday caasimada mascuud ayaa ka gurmad dalbay biriizanda, carabna amiirka arman ayuu garab ka dalbay, dagaalo adag ayaa dhex maray kuwaas oo ku soo dhamaaday inuu guuleestay mascuud, inkastoo mascuud uu kaligiis soo haray hadana wuxuu ku sii hoos noolaa gaazi bin guumushtakiin ilaa uu ka dhintay 1135.

Ka hortagida weerarka labaad ee saliibiyiinta wax ka badal

imaarada ruhaa oo ka mid ahayd imaaradaha kirishmiska ayaa waxaa qabsaday zankiyiinta waxaana ka dhashay weerar saliibi oo cusub weerarkan waxaa hogaaminaayay boqorka faransiiska luwiis todobaad iyo boqorka jarmalka konraad sedexaad, mascuud ayaa ka hortagay waxa uuna u geestay baaba' xun ciidanka jarmalka, boqorkooda wuu dhaawacmay xitaa, faransiiska ayagana khasaaro xoogan buu gaarsiiyay inkastoo ku guuleesteen inee u gudbaan shaam, mascuud waxa oo isbahaysi la sameeyay nuurudiin zanki haraadiga imaarada ruhaa ayeena ku qaadeen weeraro aa kala joogsi laheen ugu dambeyn way la wareegeen weyna kala qeybsadeen

Dhimashadiisa wax ka badal

Mascuud wuxuu u baxay la dagaalanka amiirka armiiniya tuuruus labaad markuu ka soo laabtay wuu dhintay 1156 xilkana waxaa qabtay qilij arsalaan labaad.

Xigasho wax ka badal

  1. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=112|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  2. {{استشهاد بكتاب|الأول=John W.|الأخير=Birkenmeier|عنوان=The Development of the Komnenian Army: 1081–1180|ناشر=Brill|سنة=2002|isbn=90-04-11710-5|مسار=https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=p8OOoGWRC2EC&q=Malik+Shah#v=snippet&q=Malik%20Shah&f=false%7Cصفحات=79 - 80|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210108113913/https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=p8OOoGWRC2EC&q=Malik+Shah%7Cتاريخ أرشيف=8 يناير 2021
  3. {{استشهاد بموسوعة|الأخير=Turan|الأول=Osman|محرر1=P.M. Holt|محرر2=Ann K. S. Lambton|محرر3=Bernard Lewis|اسم الموسوعة=The Cambridge History of Islam|عنوان=Anatolia in The Period of The Seljuks and The Beyliks|مسار=https://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-History-of-Islam-%E2%80%93-1a.pdf%7Cتاريخ=2005|ناشر=Cambridge University Press|سلسلة=Handbook of Oriental Studies|المجلد=Volume IA: The Central Islamic Lands from Pre-Islamic Times to The First World War|صفحات=239 - 240|isbn=9780521219464|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20170413030738/http://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-History-of-Islam-–-1a.pdf%7Cتاريخ أرشيف=2017-04-13
  4. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=120 - 122|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022