• Bogga Hore
  • Samayn, dhacdo ama doorasho aan laga fiirsan
  • Ugu dhow
  • Soo gal
  • Dookhyada
Donate Now If Wikipedia is useful to you, please give today.
  • Ku saabsan Wikipedia
  • Masuul la'aan
Wikipedia

Portal:Antarktika

  • Luuqadda
  • Waardiyey
  • View source
  • Hooyga Wikipedia: Dhaqanka
  • Juquraafi
  • Caafimaad
  • Taariikh
bedel  

Antarktika

Antarktika
Baaxada14,000,000 km2 (5,400,000 sq mi)
DadkaMa lahan dad joogto u degan
WadankaDowlad u gaar ah ma lahan

Antarktika (Af Ingiriis : Antarctica; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: Listeni/ˈɑrktɪkə/ iyo /ˈɑrtɪkə/) waa qaarada ugu xigta koonfurta Aduunka, taasi oo juquraafi ahaan noqoneysa Cidhifka Koonfureed ee dhulka. Qaarada Antarktika waxay ka mid tahay gobolka Antarktik ee waaxda koonfureed ee dhulka, taasi oo qeyb ka yihiin Iskuwareega Antarktik iyo Bada Koonfureed. Baaxada dhulka Antarktika waa mid aad u balaadhan, waxaana lagu qiyaasay 14.0 milyan kilomitir labo jibaaran (5.4 milyan mayl labo jibaaran), taasi oo ka dhigeysa qaarada shanaad ee ugu weyn aduunka - waxaa ka weyn Afrika, Aasiya, Waqooyiga Ameerika iyo Koonfur Ameerika.

Hadii Antarktika la barbardhigo qaarada Ustareliya weey ku labo laabmaysaa, taasi micnaheedu waa in Ustareliya le'egtahay kala badh Antarktika. Sida la ogyahay ilaa 98% qaarada Antarktika waxaa qariyahay baraf kaasi oo leh dhumuc dhan 1.9 kilomitir (1.2 mayl), kuna fidsan dhamaan deegaanada qaarada marka laga reebo qeybta waqooyi oo kali ah. Isku celcelis, qaarada Antarktika waa tan ugu qaboow, qalalsan, ee ugu dabaysha badan qaaradaha caalamka oo dhan. Sidoo kale waxay leedahay deegaano badan oo ugu dhaadheer jooga dhulka. Juquraafi ahaan marka laga hadlayo deegaanada Antarktika waxaa lagu tiriyaa lamadegaan (saxare), sababtoo ah waxaa ka da'a roob aad u yar oo mararka qaar ka yar 200 mm (8 in) kaasi oo ku da'a deegaanada xeebaha oo kali ah. Sidoo kale waxaa xusid mudan heerkulka Antarktika, wuxuu inta badan yahay −89 °C (−129 °F), in kastoo marka la iskucelceliyo guud ahaan noqonayso −63 °C (−81 °F).

Fiiri maqaalo kale (cusboonaysiin)
bedel  

Maqaal xul ah

Portal:Antarktika/Maqaal xul ah/2

bedel  

Sawir xul ah

link={{{extlink}}}
link={{{extlink}}}

Xuquuqda: National Science Foundation (2002)

Biyo baraf ah ee Harta Lake Fryxell

...Keydka

Sii akhri...

bedel  

Sawiro

Portal:Antarktika/Sawiro/2

bedel  

Category

Portal:Antarktika/Category

bedel  

Mashaariic Bahwadaag

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn


Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

[ Bulsho ] [ Hooyga ]


Kani waa hoyga mustaqbalka. Guji halkaan si aad u hesho macluumaad dheeri ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Portal:Antarktika&oldid=167846"
Last edited on 9 Abriil 2017, at 03:05

Languages

    • العربية
    • Azərbaycanca
    • کوردی
    • Deutsch
    • Español
    • Français
    • Bahasa Indonesia
    • Italiano
    • 日本語
    • Македонски
    • Bahasa Melayu
    • Norsk bokmål
    • Português
    • Русский
    • Српски / srpski
    • Українська
    • اردو
    Wikipedia
    • Wikimedia Foundation
    • Powered by MediaWiki
    • Boggaan waxaa markii ugu danbeesay wax laga badalay 9 Abriil 2017, marka ee eheed 03:05.
    • Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted.
    • Xeerka Wiki
    • Ku saabsan Wikipedia
    • Masuul la'aan
    • Code of Conduct
    • Soo saareyaasha
    • Tirakoobyada
    • Bayaanka Kukiyada
    • Shardiga isticmaalka
    • shaashada