Portal:Latin Ameerika
Latin Ameerika (Af Ingiriis : Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis. Muuqaal xul ahMuuqaalka Chichen Itza, dhisme taariikhi ah oo ka hadhay boqortooyadii Maya ee ka talin jirtey deegaankaas wakhtiyo hore. Maqaal xul ah
Af-Laatiin (la: latina) waa luqad looga hadli jiray wadamada Waayadii hore Giriig iyo talyaaniga, waxaana lagu isticmaali jiray caalamka oo dhan ilaa bartamaha 1800.
Luqada laatiin waxee wali luqad rasmi ah u tahay meelo kaniisado oo ku yaalo rom ee wadanka talyaaniga. Luqada laatiin waxoo asalkiisa ka imaaday Luqada Hindo Yurub. JuquraafigaSawir xul ahMoai waa farshaxan la qoray taasi oo loo eekeysiinayay aadamaha. Farshaxankani wuxuu dhacaa gasiirada Easter ee ka tirsan gasiiradaha Polynesia ee ku taala koonfurta Badweynta Baasifiga. Wakhti imika laga joogo 3250 sano ilaa 3500 sano ayaa Sanamyada noocan ah oo aad u badan ayaa waxa nashqadeeyay dadka laga tirada badan yahay ee Rano Raraku ee khaaska ku ah gasiiradahaasi Polynesia. Qof xul ahCategoryMaqaalada Latin AmeerikaMashaariic Bahwadaag
|