Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah

Muuqaal xul ah

Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/1

Iguazú Falls
Iguazú Falls
Credit: Martin St-Amant

Muuqaalka biyaha Iguazú Falls, ee ku yaala wadanka Barasiil.


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/2

La Paz
La Paz
Credit: Rodrigo Achá

Muuqaalka La Paz, magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Booliifiya.


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/3

Chichén Itzá
Chichén Itzá
Credit: Christian.maier

Muuqaalka Chichen Itza, dhisme taariikhi ah oo ka hadhay boqortooyadii Maya ee ka talin jirtey deegaankaas wakhtiyo hore.


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/4

Buenos Aires
Buenos Aires
Credit: Luis Argerich

Dabaqyada Caasimada Buenos Aires, magaalo-madaxda wadanka Arjantiina, isla markaana ah magaalada ugu dalxiiska badan qaarada Ameerikada koonfureed.


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/5

Juscelino Kubitschek bridge in Brasilia
Juscelino Kubitschek bridge in Brasilia
Credit: Eric Gaba

Buundada Juscelino Kubitschek bridge (Af Bortuqiis : Ponte Juscelino Kubitschek), ee ku taala caasimada Brasiliya, wadanka Barasiil.


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/6 Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/6


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/7 Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/7


Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/8 Portal:Latin Ameerika/Muuqaal xul ah/8