Sawir xul ah

Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/1

Santa Cruz Province, Argentina
Santa Cruz Province, Argentina
Xuquuqda sawirka: Mariano

Cueva de las Manos (Turjumaada Godkii Gacmaha) waa god ama dhowr god oo isku xidhan kuwaasi oo yaala gobolka Santa Cruz, wadanka Arjantiina. Khubarada sawir-gacmeedku waxay sheegeen in godkani jiro 9,000 ilaa 13,000 sano.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/2

Moai
Moai
Xuquuqda sawirka: Aurbina

Moai waa farshaxan la qoray taasi oo loo eekeysiinayay aadamaha. Farshaxankani wuxuu dhacaa gasiirada Easter ee ka tirsan gasiiradaha Polynesia ee ku taala koonfurta Badweynta Baasifiga. Wakhti imika laga joogo 3250 sano ilaa 3500 sano ayaa Sanamyada noocan ah oo aad u badan ayaa waxa nashqadeeyay dadka laga tirada badan yahay ee Rano Raraku ee khaaska ku ah gasiiradahaasi Polynesia.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/3

Guna
Guna
Xuquuqda sawirka: Leuo

Qof dumar ah oo ka tirsan qoomiyada loo yaqaano mola ama molas, oo ah dad gaagaaban laga helo wadanka Banama iyo Kolombiya.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/4

Buurta Alpamayo
Buurta Alpamayo
Xuquuqda sawirka: Brad Mering

Buurta Alpamayo waxay ka mid tahay buuraha ugu cidhifka dheer koonfurta qaarada Latin Ameerika. Buurtani oo inta ugu badan baraf ah sanadka oo dhan ayaa waxay dhacdaa silsilada buuraha Cordillera Blanca wadanka Peru.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/5

A gaucho
A gaucho
Xuquuqda sawirka: Library of Congress

Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/6

Huayna Picchu
Huayna Picchu
Xuquuqda sawirka: Martin St-Amant

Machu Picchu waa goob lagu cibaadaysan jirey qarnigii 15aad iyo wixii ka horeeyay, markii dambena noqotey qubuur, taasi oo dhacda cidhifka buur dhererkeegu le'eg yahay 2,430 metres (7,970 ft) biyaha bada dushooda. Buurtani waxay ku taalaa wadanka Peru.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/7

Gumaytaha
Gumaytaha
Xuquuqda sawirka: Wikipedia

Gumaystihii reer Yurub markii oo soo gaadhay qaarada Latin Ameerika.


Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/8 Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/8