Santa Cruz Province, Argentina
Santa Cruz Province, Argentina
Xuquuqda sawirka: Mariano

Cueva de las Manos (Turjumaada Godkii Gacmaha) waa god ama dhowr god oo isku xidhan kuwaasi oo yaala gobolka Santa Cruz, wadanka Arjantiina. Khubarada sawir-gacmeedku waxay sheegeen in godkani jiro 9,000 ilaa 13,000 sano.