Heerkul
Heerkul (Ingiriis: temperature) waa xaalada ama darajada kulka iyo qabowga uu ku jiro shay, curiye, walax ama wax kale.

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka.
Heerkulka waxaa lagu qiyaasaa Salsiyas (celsius) iyo Kelfin (kelvin) iyo halbeegyo kale. Sidoo kale heerkulka waxaa lagu cabiraa markasta degree.
Heerkulku wuxuu ka mid yahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega oo loo soo gaabiyo SI.
Halbeegyada HeerkulkaEdit
Halbeegyada heerkulka lagu cabiro waxaa ka mid ah:
- Kelfin
- Salsiyas
- Fahrenhayt
- Rankine
- Delisle
- Newton