Fahrenhayt (ingiriis: Fahrenheit) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Fahrenhayt waxaa loogu magac daray Saynisyahan Daniel Gabriel Fahrenheit (1686–1736) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Sawirkan waxaa ka muuqda qalab lagu qiyaaso heerkulka oo muujinaya Fahrenhayt iyo Salsiyas.

Halbeegan calaamadiisu waa °F (degree Fahrenhayt).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa x 9/5 + 32. Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu ka mid yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Fahrenhayt loo bedelaayo Salsiyas waa x 9/5 + 32.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Fahrenhayt u bedelayso waa 30 x 9/5 + 32 taas oo u dhiganta 86 °F.

Taariikhda Fahrenhayt wax ka badal

Isbarbardhiga Halbeegyada wax ka badal

Halbeegyo Kale wax ka badal