Halbeeg
Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM.

Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)
Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:
- Halbeega Heerkulka, sida Salsiyas, Kelfin iyo Fahrenhayt.
- Halbeega Dhererka, sida Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.
- Halbeega Kandhela
- Halbeega Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo
Taariikhda HalbeegaEdit
Qeybaha HalbeegaEdit
Halbeega MiisaankaEdit
Halbeega Miisaanka waxaa ka mid ah Garaam Kilo, Kilogaraam.
Halbeega DhererkaEdit
Halbeega Dhererka waxaa ka mid ah Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.
Halbeega KorontadaEdit
Halbeega WakhtigaEdit
Halbeega Wakhtiga waxaa ka mid ah Ilbiriqsi, Daqiiqad, Saacad, Maalin, Todobaad, Sanad iyo Qarni.
Halbeega HeerkulkaEdit
Halbeegyada heerkulka waxaa ka mid a Fahrenhayt, Salsiyas, Kelfin , Rankine, Delisle iyo Newton.
Halbeegyo KaleEdit
Halbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka.