Salsiyas
Salsiyas
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega lagu qiyaaso Heerkulka.. adeegsi kale, eeg Salsiyas (faah faahin).
Salsiyas (ingiriis: Celsius) waa halbeeg lagu xisaabiyo ama cabiro heerkulka. Ereyga Celsius waxaa loogu magac daray Xidigis yahanka reer Swidhan Anders Celsius (1701–1744).
Astaanta halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa (°C) (digrii Salsiyas).
Taariikhda SalsiyasEdit
Isbarbardhiga HalbeegyadaEdit
Marka la barbar dhigaayo halbeegyo kale, sida Kelfin, halbeega Salsiyas wuxuu sida tan:
Halbeegyo KaleEdit
- Kelfin
- Fahrenhayt
- Rankine
- Delisle
- Newton