Salsiyas

(Waxaa laga soo toosiyay °C)

Salsiyas

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Salsiyas (ingiriis: Celsius) waa halbeeg lagu xisaabiyo ama cabiro heerkulka. Ereyga Celsius waxaa loogu magac daray Xidigis yahanka reer Swidhan Anders Celsius (1701–1744).

Astaanta halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa (°C) (digrii Salsiyas).

Taariikhda Salsiyas wax ka badal

Isbarbardhiga Halbeegyada wax ka badal

Marka la barbar dhigaayo halbeegyo kale, sida Kelfin, halbeega Salsiyas wuxuu sida tan:

1 Salsiyas (°C) = 273.16 °K

Halbeegyo Kale wax ka badal