Qooleey (Af Ingiriis : pigeon; ) (magaca Saynis: "Columba livia domestica") waa waa nooc ka mid ah shimbiraha dadku dhaqdaan. Qooleeydu waa shimbir caqli badan kaas oo yaqaan meesha uu u yaal gurigeesa.[1]Qooleey dadka qaarkiis waxey u isticmaali jireen Isgaarsiin ahaan waxeyna qaadi jirtay waraaqadaha la isku diro. Qooleeyda waxee ka soo duuli kartaa, meel u jirto 1300km gurigeeda. ayada oo gurigeeda kusoo noqon karto saacada gudahood. Xowliga ee Qooleeyda ku haadi karto waxa ey u dhaxeesaa 80 ilaa 120km saacadii. Dadka qaar Qooleeyda weey cunaan.

Qooleey

Qooleydu waa Shinbir nabadeed[2]

Sawiro wax ka badal

Tixraac wax ka badal


 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: