Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Halkan waxaan ku soo ururinay liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.[1]
Hordhac
wax ka badalGegooyinka diyaaradaha Soomaaliya waxay si toos ah u hoostegaan Wasaaradda Gaadiidka taasi oo kaashanaysa Ururka Adeega Duulista Caalamiga ee Qaramada Midoobay ayaa dib u habayn ku sameeysay tiro badan oo gegodiyaaradeed ah. Gegoda Diyaaradaha Aadan Cadde wuxuu ka mid ah garoonada dowlada fedraalku ka kaashatay wadanka Turkiga si dib u habayn laxaad leh loogu sameeyo.[2][3]
Sida sheegtay Qaramada Midoobay sanadkii 2012, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala 62 garoon kuwaasi oo u diiwaangashan Ururka Adeega Duulista Caalamiga (ICAO). 7 ka mid ah waxay leeyihiin wadooyin laami ah oo heersare ah. Sidoo kale, afar garoon waxay leeyihiin laamiga diyaaraduhu ku soo degaan oo ka dheer 3,047 m.[4]
Muuqaalo
wax ka badal-
Aden Adde International Airport, magaalada Mogadishu
-
Kismayo Airport, magaalada Kismayo
Gegooyin diyaaradeed
wax ka badalHoos waxaa ku xusan liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.
badarwanag eirport
Sidoo kale fiiri
wax ka badalAkhris dheeraad
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- "Nuqul Archive". Logistics Cluster. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-11-01. Soo qaatay 2016-10-15. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - . International Air Transport Association http://www.iata.org/publications/Pages/code-search.aspx. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - "Nuqul Archive" (PDF). International Civil Aviation Organization. 12 January 2006. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 26 Bisha Sagaalaad 2007. Soo qaatay 15 Bisha Tobnaad 2016. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|access-date=, |archive-date=
(caawin) - . UNECE. 23 September 2009 http://www.unece.org/cefact/locode/so.htm. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - includes IATA codes - Great Circle Mapper: Airports in Somalia - IATA and ICAO codes
Tixraac
wax ka badal- ↑ Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . 24 July 2012 http://laanta.net/2012/07/24/somalia-to-revive-national-airline-after-21-years/. Soo qaatay 2 January 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 17 December 2014 http://horseedmedia.net/2014/12/17/somalia-regains-control-of-its-airspace-but-lacks-personnel-management/. Soo qaatay 2 January 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)