Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Dhuusamareeb)
Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb (Af Ingiriis : Dhusamareb Airport; (IATA: DSM ) waa garoon diyaaradeed ku yaala magaalada Dhuusamareeb, oo ku taala gobolka Galgaduud ee wadanka Soomaaliya.
Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb Dhusamareb Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: none – ICAO: ma lahan | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | u adeega bulshada | ||
Adeegyada | Dhuusamareeb | ||
Joogga Heerka badda | 840 ft / 256 m | ||
Isuduwe | |||
Maabka | |||
Meesha uu ka dhaco Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
14/32 | 9,500 | 2,890 | Burciid |
Isha warbixinta: Google Maps[1] |
Garoono Kale Soomaaliya
wax ka badalGobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
La Xidhiidha
wax ka badal- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector