Gegada diyaaradaha Beledweyne
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Ugaas Khaliif)
Gegada diyaaradaha Beledweyne (Af Ingiriis : Beledweyne Airport) sidoo kale loo yaqaano Duqow Ahmed Fiidow[3] (ICAO: HCMN) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Beledweyne, gobolka Hiiraan ee wadanka Soomaaliya.[4]
Gegada diyaaradaha Beledweyne Beledweyne Airport Duqow Ahmed Fiidow Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: none – ICAO: HCMN | |||
Macluumaad Guud | |||
Adeegyada | Beledweyne (baladwayne) | ||
Ku yaal | Hiiraan, Soomaaliya | ||
Joogga Heerka badda | 559 ft / 170 m | ||
Isuduwe | 04°45.57′N 045°13.98′E / 4.75950°N 45.23300°ECoordinates: 04°45.57′N 045°13.98′E / 4.75950°N 45.23300°E | ||
Maabka | |||
Meesha garoonku ka dhaco Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
m | ft | ||
04/22 | 2,000 | 6,562 | burciid/dhagaxaan |
Isha warka: [1][2] |
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Logistics Cluster. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 22 May 2012. Soo qaatay 23 September 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Belet Uen, Somalia (HCMN) ee laga helo Great Circle Mapper.
- ↑ . June 21, 2012 http://sabahionline.com/en_GB/articles/hoa/articles/newsbriefs/2012/06/21/newsbrief-07. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)