Liiska Diyaaradaha Soomaaliya

Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.

Diyaarada Sawir IATA ICAO Magaca u
gaarka
Bilowday
Howlgalka
Faallo
Air Somalia RSM Air Somalia 2001
Diyaarada Daallo D3 DAO Daallo Airlines 1991
Diyaarada Jubba[1] 6J JBW Jubba 1998
Diyaarada Soomaaliya HH SOM SOMALAIR Duulista joojisay 1991

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original February 2, 2014. Soo qaatay 22 January 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)