Diyaaradda Jubba (Af Ingiriis : Jubba Airways) waa diyaarad si khaas loo leeyahay oo ka howlgasha wadanka Soomaaliya.[2] Diyaaradaha Jubba waxaa xarun u ahaan jirtey Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho; laakiin sanadkii 2014ka waxay u guurtey magaalada Nairobi, Kenya, isla markaana samaysay xarumo cusub oo caalamka intiisa kale ah.[3]

Jubba Airways
الخطوط الجوية جوبا
IATA ICAO Magac Caalami
3J JUB JUBBA
La asaasayMay 1998
Xarunta duullimaadkaGegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde, Gegada Diyaaradaha Cigaal
Xarunta labaadGegada diyaaradaha Jabuuti
Magaalada diiraddaBoosaaso, Gaalkacyo, Dubai, Jidda
Baaxadda kobaca4
Baraha9
Halkudhagga shirkaddaWaxwalba waan kuu fududeynayna
XaruntaNairobi, Kenya
Dadka hagaAbdullahi Warsame[1]
Websitewww.jubbaairways.com
Diyaaradaha Jubba

Liiska Diyaaradaha Soomaaliya

Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.

Diyaarada Sawir IATA ICAO Magaca u
gaarka
Bilowday
Howlgalka
Faallo
Air Somalia   RSM Air Somalia 2001
Diyaarada Daallo   D3 DAO Daallo Airlines 1991
Diyaarada Jubba[4]   6J JBW Jubba 1998
Diyaarada Soomaaliya HH SOM SOMALAIR Duulista joojisay 1991

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 12 December 2017. Soo qaatay 3 February 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original 2 February 2014. Soo qaatay 22 January 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Company Profile Archived Diseembar 26, 2016 // Wayback Machine." Jubba Airways. Retrieved on 22 January 2014. "Headquarters The 30th Street, P.O.Box 6200, Mogadishu – Somalia"
  4. . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original February 2, 2014. Soo qaatay 22 January 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)