Jooga bada

(Waxaa laga soo toosiyay Heerka badda)

Jooga badda (Af Ingiriis : Sea level) waa iskucelceliska dhererka biyaha badaha marka la barbardhigo jooga dhulka intiisa kale. Cabirka jooga bada waxaa loo isticmaala si loo ogaado dhererka joog ee meeli leedahay marka la barbardhigo heerka jooga biyaha bada. Tusaale ahaan, magaalada Boorama, Gobolka Awdal waxay leedahay joog dhan 1472.05 m (4829.57 ft)[1]; taasi oo macnaheedu tahay in magaalada Boorama ka sareyso 1472.05 m (4829.57 ft) biyaha bada. Dhinaca kale, magaalo-madaxda Muqdisho wadanka Soomaaliya waxay leedahay joog dhan 9 mitir biyaha bada, sababtoo ah magaaladu bada ayay dhinaca ku haysaa.

Jooga deegaano dhulka ka mid ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: