Gegada diyaarada Qandala
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Qandala)
Gegada diyaarada Qandala (Af Ingiriis : Candala Airport) (IATA: CXN, ICAO: HCMC)[3] waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Qandala, gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya.[4]
Gegada diyaarada Qandala Candala Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: CXN – ICAO: HCMC | |||
Macluumaad Guud | |||
Adeegyada | Candala (Qandala) | ||
Ku yaal | Bari, Puntland, Somalia | ||
Joogga Heerka badda | 9 ft / 3 m | ||
Isuduwe | 11°29′40″N 049°54′31″E / 11.49444°N 49.90861°ECoordinates: 11°29′40″N 049°54′31″E / 11.49444°N 49.90861°E | ||
Maabka | |||
Meesha garoonku dhaco Soomaaliya | |||
isha warbixinta: [1][2] |
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Candala, Somalia (IATA: CXN, ICAO: HCMC) ee laga helo Great Circle Mapper. . Retrieved 21 August 2013.
- ↑ . SkyVector http://skyvector.com/airport/HCMC/Candala-Airport. Soo qaatay 3 December 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . World Airport Codes http://www.world-airport-codes.com/somalia/candala-1221.html. Soo qaatay 3 December 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)