Qoraalka madaxa hore wax ka badal

Iskushuban waa degmo ku taalo Gobolka Bari ee woqooyi-bari Soomaaliya.

 

Degmadaan waxaa degan dad ka badan 15000. qof. Waa Magaalo Taariikhiya , waxay leedahay dhul-beereed aad cajiib u ah iyo biyo dabiici ah oo alle ku manaystay Waxaa Ku Badan dhirta loo yaqaan timirta , wa meel ku haboon dalxiiska oo ad uqurux badan.sidoo kale degmadani waaa meel ku fiican dalxiiska