Degmooyinka Gobolka Banaadir
Degmooyinka Muqdisho waa 17 degmooyinka ay ka kooban tahay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ama Xamar.
- Boondheere
- Cabdicasiis
- Deyniile
- Dharkenley
- Hodan
- Howlwadaag
- Hilwaa
- Kaxda
- Kaaraan
- Shibis
- Shangaani
- Waaberi
- Wadajir
- Warta-nabadda
- Xamarjajab
- Xamarweyne
- Yaaqshiid

Maamulka federaalka ee Benadir wuxuu SSC u arka dhul muransan
waxaa so diyaariyay: Weriye: Ahmed Ali Omer