Cabdicasiis waa degmo ka tirsan degmooyinka gobolla banadir ee magaaladda Muqdisho waxeyna xeeb aad u dheer iyo sido kale waxaa ku yaala dekedii hore ee Muqdisho.

Cabdicasiis
عبد العزيز[
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoCabdicasiis (Muqdisho)
Joogga
5 m (16 ft)
Magac kaleRee Cabdicasiis
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka

Masaajida wax ka badal

  • Masjid sh.shabcuun
  • Masjid sh/ciise
  • Masjidka Cabdulcasiis sheikh maxamed abubakar sharafudiin
  • Masjid koofirow
  • Masjidka Saldhiga/oryantaale
  • Goobaha
  • Kawaanka Malayga/Kaluunka
  • dekeda duqda ah
  • xeebta weyn liido
  • Xerada Gaadiidka Booliska

Dugsiyada wax ka badal

  • Dugsiga hoose dhexe ee Cabdulcasiis.
  • Dugsiga hoose dhexe ee Qasabka.
  • Dugsiga sare ee Badda.

Wasaaradaha wax ka badal

  • Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
  • Wakaaladda Gaadiidka iyo Dayactirka (Wagad/Fiat)
  • Xarunta Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa (UN)
  • Wakaaladda Cagaf-Cagafyada (Onod)
  • Wakaaladda Ganacsiga Ummada (enji)
  • Xarunta Guddiga iibka Qaranka

Garoomadda Cayaaraha wax ka badal

  • Garoonka kubbadda cagta (ENG:Yariisow)EX banaadir
  • Garoonka Kubadda gacanta. (Wiish / luujino)
  • Dekaddii hore

Degmooyinka la deriska ah Shibis, Shingaani, kaara jimcaale waa nin caan xasan cali shiikh

Garoomanka Ciyaaraha wax ka badal

Garoonka basketbal ee LLP jenyo