Shibis
Shibis waa mid ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir, Soomaaliya. Degmadani waa mid ka mid ah deegaanada ugu da'da weyn magaalada MUQDISHO; waxaana dhinaca ku haysaa Degmada Kaaraan dhinaca waqooyi, Degmada Yaaqshiid dhinaca waqooyi bari, Degmada Boondheere dhinaca galbeed iyo Degmada Cabdicasiis dhinaca bari.
Shibis | |
---|---|
شيبيز | |
File:Degmada shibis waxay caan ku tahay Qoysaska kala ah reer Sakhaawe, reer sheekh abuukar baafo, reer xaaji cali , reer xaaji caamir , reer xaaji faarah & Reer Nuur Cambuurre | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | banaadir (Muqdisho) |
Area | 67 km2 (26 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2020) | |
• Dhammaan | 947,012 |
• Cufnaanta dadka | 14,000/km2 (37,000/sq mi) |
Magac kale | Bilaajo Carab |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10016 |
Thiinada Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
Meelaha ugu caansan ee degamadani waxaa ka mid ah dhismahii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya (NSS), safaarada Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyo aqalka madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre. Sidoo kale waxaa deegaankan ku yaala dhismayaal, hoteelo iyo meherado aad uga caan ah magaalada Muqdisho.
Degmooyinka xuduuda la leh degmada Shibis
wax ka badalDegmada shibis dhanka bari waxaa ka xigo degmada kaaraan, dhanka waqooyi yaaqshiid, dhanka koonfur cabdalcasiis, dhanka galbeed boondheere.
Meelaha caanka ah
wax ka badal- guriga reer Sakhaawe.
- Guriga majaay.
- Guriga Cornel Maxamed Nuur Cambuure
- Xaruntii Socdaalka Dalka
- Hoyga Madaxweynihii hore ee Maxamed Siyaad
- Guriga G/Sare Eng.Maxamed Nuur Cambuure
- Xarunta Kuleejada
- Maxfalka
- Masjidka Al-Rowda
- Safaarada Sacuudiga
- Xarunta NSS-ta
- Xarunta Radio Banadir
- Shaneema Xadramuud
- Masjidka Sh.muxsin
- Masjidka Al-Nur
- Gurıga Dr Qoryooley
- Baarka shiinaha ee Ming Sing
- Baar Garden
- Guriga reer Bin Bishir
- Xarunta Jaaliyadda Yemen
- Suuqa Maanabooliyo
- Ceelka boocle
- Guriga abdulaahi dhii
- Guriga Dr Ghand
- Abuukaate Tahliil Guriga Nuur Doob
- Guriga reer Jannaale
- Ceel Qandac
- masjidka jaamacada (yaa sheegi)
- suuqa cowska iyo dhuxusha
- wadada nasiib buundo
- Masjidka Rowda
- Masjidka yaasheey
- Guriga reer muxudiin xasan
- iyo guriga ahmedna
- Dugsiga Ustaad. Aweis Mohamed sheikh Ali
- suuqa bilaajo carab
- dhismayasha shirkadaha isgarsinta nationlink telecom iyo telecom somalia
- studio ceyni vedio center
- xalwo baay iyo bakool
- xalwo al hilaal
- biibitada waxnool
- Guriga Reer Ismail Anshur
masaaajidka al hudda masjidka al qudus ceelka oday kooli masjidka shariif dhagaweyne geedka oday xabaani masjidka Bafadal
- guriga rer Xaji takow gedi
- sidokale fornada xaji takow
- fornada buufow
- isbitalka gaandi
Dugsiyada waxbarasho
wax ka badal- Dugsiga hoose dhexe ee Gaashaanle Xasan Diiriye
- Dugsiga hoose dhexe ee 14-ka Febraayo[markii danbana biyo galeenka noqday]
- Dugsiga hoose dhexe ee Kamaaludiin (waxa hada loo yaqaana Salmaan Al farisi)
- Dugsiga sare ee Sakhaawadiin
- Dugsiga sare ee Shibis
- Dugsiga hoose dhexe ee Naasir
- Dugsiga hoose, dhexe iyo Sare ee Muqdishu (MPSS)
radiyaasha caanka ka eh degmada shibis: radio somali weyn radio sahan radio banaadir fotoyinka caanka ka eh shibis: foto muderna foto xamar foto keesaneey xafada lootada
reer sheikh abuukar baafo baar caano san warshadda sigaarka iyo taraqa hadda loo yaqaano iskuulka muqdisho iskuul kamaal iskuul naasiir iskuulka saqawadiin hadda loo badalay iskuul saciid iskuul shibis kaniisadda xalwo bay & bakool guriga reer bin museey mar guriga saalax baagi guriga cali bin cali guriga reer wacdaan iyo guriga reer bukaalle bar kulmis sarta bexaani