Open main menu

Isuduwe: 09°N 48°E / 9°N 48°E / 9; 48=

Faanka Afrika
Map of the Horn of Africa
Baaxad 1,882,857 km2
Tirada dadka 100,128,000
Tiro-badni Igad ,
Dalalka Jabuuti, Eratareya, Itoobiya, Soomaaliya,Somaliland]
Waqtiga UTC+3 EAT
yaa ugu sareeyo awooda Soomaaliya
Total Wax soo saar (PPP) (2019) $100.224 billion [1][2][3][4]
Wax soo saar (PPP) Qof qof (2019) $1061
Total Wax soo saar (nominal) (2019) $245.819 billion [1][2][3][4]
Wax soo saar (nominal) Qof qof (2019) $700
Luqadaha Cafari, Amxaari, Carabi, Oromo, Soomaali, Tigre, Tigrinya.
Magaalo ee ugu waaweyn
Jabuuti, Jabuuti
Asmara, Eratareya
Addis Abeba, Itoobiya
Muqdisho, Soomaaliya

Faanka Afrika, oo si kalo loo yaqaano Foolalka Afrika ama Dhulbaxsinta Afrika ama Gacandhulka Afrika waa qaaradhoosaadka oo geeska Afrika ku yaal oo dhex gala Marinka Gardafuul. Af-ingiriis waxaa loo yaqaana Horn of Africa.

Guud ahaanEdit

Waxaa la isku dhahaa 4 dal oo kala ah: Soomaaliya, Itoobiya, Somaliland, Jabuuti, Eratareya.Baaxada dhulka geeska Afrika waa 2,000,000 km² (772,200 sq mi), waxaana ku nool 100 milyan oo qof oo kala ah: (Soomaaliya: 10 milyan, Somaliland: 5 milyan, Jabuuti: 0.86 milyan, Itoobiya: 85 milyan iyo Erateriya: 5.2 milyan) oo qof.Dhulka loo yaqaano geeska afrika waxaa ku badan soomaalida marka loo fiiriyo qoomiyad ahaan, waa dhulka aan ugu yeerno soomaaliweyn maadaama ee ku hoos jiraan dalalka kala ah Itoobiya iyo kenya.Marka loo fiiriyo dad ahaan neh waxaa ku badan shacabka ku nool dalka Itoobiya.

Sii eegEdit

 
Geeska Afrika




















sido kale fiiriEdit

TixraacyadaEdit

  1. 1.0 1.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  2. 2.0 2.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  3. 3.0 3.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  4. 4.0 4.1 "The World Factbook". Cia.gov. Retrieved 2013-07-25. 

wadamada geeska afrika waxaa la isku dhahaa 4 wadan

Linkiga CaddayntaEdit

  • (www.geeskaafrika.com)