Dayax Gacmeed
(Waxaa laga soo toosiyay Dayaxgacmeed)
Dayax Gacmeed, Dayaxgacmeed (Af Ingiriis : Spaceship) waa aalad gaadiid dad-samee ah oo loo isticmaalo in loogu safro cirka, dayaxa, meereyaasha kale iyo dhamaan meelo ka baxsan dhulka.
Markii ugu horeeysay taariikhda bani-aadamka, sanadkii 1959kii ayaa Dayax Gacmeed Ruushku leeyahay tagay dayaxa. Ka dib, 1968dii ayaa qofkii ugu horeeyay cagaha saaray dayaxa kaas oo ka socday Dawladda Maraykanka.
Sameeyta Dayax Gacmeedka
wax ka badalDayax gacmeedku wuxuu ka samaysan yahay Aalado laysku geeyay Haba ubadnaade xaga masska
Qeeybaha Dayax Gacmeed
wax ka badalNASA
wax ka badalQoraalo La Mid ah
wax ka badalXigasho
wax ka badal