Xidig

Xidig waa daab weyn oo cirka ku daadsan. Xidigta adduunka u dhaw waa Qoraxda oo energi badan siaiyo Aduunka. Xidig kale oo aduunka u dhaw wa Proxima Centauri. Qoraxda waxee aduunka u jirtaa 149.600.000 km. Qof bin aadan oo xidigta u dhawaan karo majirto. Xidigta ugu weeyn ee samada oo la ogyahay, waxaa la dhahaa VY Canis.

Waxeena adduunka u jirtaa 5,000 oo if sanadeed ah. Xidigaha waxaa la arki karaa habeenkii, markii ee qoraxda dhacdo.

Ilaahay baa samada, xiddigaha iyo dhulka abuuray.