Meere Dhagaxley
Meere Dhagaxley
Meere Dhagaxley (ingiriis: Terrestrial Planet) waa meereyaasha ka samaysan inta u badan dhagaxa,[1] waxaana ka mid ah dhulka, waxayna kala yihiin: Waxaraxir, Dusaa, Dhulka iyo Farraare. Waxaraxir waa midka ugu muga[2] iyo miisaanka yar isla markaana ugu jidhka yar dhamaan Bahda Qoraxdu Midaysay, halka dhulku yahay kan ugu wayn meerayaasha dhagaxleyda ah.[3]
Qoraalo La Mid ah
Xigasho
- ↑ dhagaxa, waxaana ka mid ah dhulka
- ↑ muga iyo miisaanka yar isla markaana ugu jidhka yar dhamaan Bahda Qoraxdu Midaysay
- ↑ Croswell, K. The Free Press. p. 57. ISBN 978-0-684-83252-4. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)