Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan Gaadiidka. Maqaalo kale fiiri Baabuur (Gaadhi)

Gaadiid (Ingiriis: vehicle; carabi: مركبة) waa aalad mashiin ah oo qof ama labo jiheeynayaan oo loo isticmaalo in lagu safriyo dad ama alaabo. Guud ahaan kalmada Gaadiid waa magaca la isku yidhaahdo dhamaan baabuurta, diyaaradaha, tareenada, markabyada, mootooyinka iyo bushkuleetiyaasha, laakiin si gaar ah waxaa loo yaqaanaa aaladaha dad-sameega ah ee mara laamiyada. Sida dhamaan noocyada baabuurta, tareenada IWM.

Qayb ka mid silsiladaha ku saab
Gaadiidka
Gaadiidka Xamuulka...

Gaadiidka Qaada Xoolaha
Diyaaradaha
Tareenada
Maraakiib
Baabuur
Gaari Gacan
Gaari Dameer
Dhugdhugleey
Bushkuleeti

Gaadiid
Baabuur raaxo
Baaskiil nooca Aasiya laga isticmaalo.
Mooto

Guud ahaan Gaadiidku wuxuu isticmaalaa biyo, shidaal, saliid iyo waxyaabo kale. Gaadiidku wuxuu maraa laamiyada, biyoha (sida badaha, webiyada iyo haraha waaweyn) dushooda iyo [[cir]ka dhexdiisa. Guud ahaan gaadiidka waxaa laga isticmaalaa meel kasta oo dunida ka mid.