Baabuur (Ingiriis: Car; carabi: سيارة) waa aalad ka samaysan biro, dhalooyin iyo caagag oo loo isticmaalo in lagu qaado dad ama alaab isagoo maraayo laamiga. Baabuurtu waxay ku shaqeyaan shidaal, saliid iyo biyo. Baabuurtu waxay ka mid tahay Gaadiidka. Baabuurka hoosteed waa ku yaala shaag iyo korkeed bir.

HZJ75RV 3-door wagon
VDJ76R GXL 5-door wagon

Qofka wada ama kaxeeya Baabuurka waxaa loo yaqaanaa Darawal.

sido kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal