Yemen
Coordinates: 15°N 48°E / 15°N 48°E
Yemen Af-Carabi اليَمَن ama Jamhuuriyadda Yemen waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe. Yemen waxee xuduud la leedahay wadamada Sacuudi Carabiya oo ka xigta Woqooyiga iyo Galbeedka xeebta Baddacas, iyo Cumaan oo ka xigta Bariga, Dhinaca Koonfurta waxaa ka xiga Gacanka Cadmeed iyo Bada Carabeed, dhinaca Galbeedka neh waxaa ka xiga Bada Cas, wadanka caasimadiisa waa Sanca.wadanka Yemen waa wadanka kaliya ee Bariga dhexe oo isticmaalo Jamhuuriyad. yemen waa wadan aad u duqsan waxaana aad looga caabudaa diinta islaamka, dhinaca dhaqaalaha yemen uma taajirsano sida wadamada kale ee carabta, wadanka waxoo leeyahy shidaal iyo saliid, laakiin wax soo saarkooda aad ayoo u yaryahay.
Republic of Yemen الجُمهورية اليَمَنية al-Jumhūriyyah al-Yamaniyyah |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Hal ku dheg: الله, الوَطَن, الثَورة, الوَحدة (Af-Carabi) "Allāh, al-Waṭan, aṯ-Ṯawrah, al-Waḥdah" "God, Country, Revolution, Unity" |
||||||
Heesta qaranka: | ||||||
Magaalo madax | Sana'a | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Carabi | |||||
Dadka | Yemeni | |||||
Xukunka | Xukun mid ah, jamhuuriyad | |||||
- | Madaxweyne | Abdrabbuh Mansur Hadi | ||||
- | Raysulwasaare | Mohammed Basindawa | ||||
Sharci dejinta | Aqalka wakiilada Baarlamaanka | |||||
Establishment | ||||||
- | North Yemen independence from the Ottoman Empirea | 1 November 1918 |
||||
- | South Yemen independenceb | 30 November 1967 |
||||
- | Unification | 22 May 1990 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 527,829 km2 (50th) 203,796 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | negligible | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2011 qiyaasta | 23,833,000[1] (96th) | ||||
- | 2004 Tirakoob | 19,685,000[1] | ||||
- | Mugga Dadka | 44.7/km2 (160th) 115.7/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2011 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $57.966 billion[2] | ||||
- | Qof qof | $2,306[2] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2011 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $28.675 billion[2] | ||||
- | Calaa qof | $1,340[2] | ||||
Kobaca (2011) | ![]() |
|||||
Lacagta | Yemeni rial (YER ) |
|||||
Waqtiga | (UTC+3) | |||||
Wadista Baabuurta | right[4] | |||||
Furaha telka | +967 | |||||
Furaha Internetka | .ye | |||||
a. | From the Ottoman Empire. | |||||
b. | From the United Kingdom. |
XubinEdit
- Qaramada Midoobay
- Jaamacada Carabta
- Unionka Mediterraneanka baarlimentka wariska Jaamacada Carabta
TaariikhEdit
Yemen waa wadan aad u duqsan waxoona leeyahay guryo taariikhi ah oo ladhisay kumanaansano kahor, ilaa hadda dadka yemaniga waxee isticmaalaan dhaqanka guryihii ladhisi jiray waagaas.Wadanka Yemen waxoo xornimo ka helay Dawlada Cosmaniya iyo gumeestihii Ingriiska. Wadanka Yemen waxoo markiisa hore u kala qeebsanaa Woqooyi Yemen iyo Koonfur yemen , taariikhda marka ee eheed 1962dii ayaa koonfurta Yemen la midowday woqooyiga Yemen, waa markii wadanka laisku dhahay Jamhuuriyada yemen.
TiswirEdit
Sido kale fiiriEdit
- ↑ 1.0 1.1 . Central Statistical Organisation http://www.cso-yemen.org/publiction/yearbook2011/population.xls. Soo qaatay 24 February 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 2.0 2.1 2.2 2.3 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2012/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=62&pr.y=1&sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=474&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay 24 April 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). The United Nations http://hdr.undp.org/en/media/HDR_2011_EN_Complete.pdf. Soo qaatay 18 October 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . International News Safety Institute http://www.newssafety.org/index.php?option=com_content&view=section&layout=blog&id=28&Itemid=100385. Soo qaatay 14 October 2009. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)